MUSIIBADA KA SOCOTO USA: MADAXWEYNIHI MAREYKANKA OO TELKA KA QABAN LA' DUQA LA YAAB; MUQAALO CAJIIBA

preview_player
Показать описание
MUSABIIDA KA SOCOTO USA: MADAXWEYNIHI MAREYKANKA OO TELKA KA QABAN LA' DUQA LA YAAB; MUQAALO CAJIIBA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ma junuda ilahay baa waxa laga qaban kara allahu akabar❤❤❤❤❤

RuqiyoDihad-ltjk
Автор

Gaza, YAHUUDDA ma gubine, Maraykanka ayaa gubay oo gantaaladiisaa lagu burburiyay ee RABBOOW adaa awood badane ahe ku gub guryahooda.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

mohamudhilowle
Автор

James woods inaad ku dhimataan jeclaa Oohintaada waan ku murqaamayaa caawa😅😅😅

Alaabtaydaiiuruursha
Автор

Allahu maa ku salid kula balaah yuhuuda iyo Amarika

farhiyamh
Автор

Ilaahow ka badbadi inta muslimka ah Ilaahow guriga taram iyo baydhan ku dhaji dabkaa iyo inta falastiin baa bi isay walalayalow aamiin dhaha

ashaali
Автор

Waaku raaxaysanayaan muslimiinta sidaad ugu raaxaysateen muslimiinta reer qasa waa sidaad ugubteena ugubta insha allah

Lana--B
Автор

Insha allh melkasta oo mareykanka ah jaxiimadaas allaha kurido inta muslimka ahana allaha ka badbaadiyo

ccasiisismaciil
Автор

Allaahu akbar awoodle waa allaah allaahu akbar allaahu akbar allahu akba

iftinxaajicabdi
Автор

Allah ciqaabtiisa inyar oo kamida weeye

umuxafsa
Автор

Dabka Allah aya wata madiminkaran xata hadii awodkasta layimadan. Allahu akbar

ifkamedia
Автор

Subxaanalaah awood bay sheegteen illaahay baa tusay awoodooda illaahay haynagaga filnaado daalimiinta dulmiyay reer falastiin allahuma aamiin

Nuura-bbob
Автор

sheeq kheyr alah ku siiyo sida wngsn aad war la hubo ayaa noo soo gudbisa shukran جزاك الله خيرا

cabdalla
Автор

Allahu Akbar Subxana watacaala waxan wa mucjiso Rabanii aa

SaidaAli-lr
Автор

قال الله تعالى: إستكبارا في ألارض ومكرالسيء ولا يحيق المكر السيء إلآ باهله فهل ينظرون إلا سنت الأولين فلن تجد لسنت الله تبديلا ولن تجد لسنت الله تحويلا *
وقال الله تعالى: أولم يرو ان الله الذي خلقهم هو اشد منهم قوة

maxamedcalicusmaan
Автор

Alxamdulillah sanadkan 2025 bishiisa koowaad si fiican buu ku socda ilaahow sanadkan reer Gaza ka farxi oo xoreey

SiblingsK
Автор

قال تعالى : ( حَتَّى إِذَا أَخَذَتِ الأرْضُ زُخْرُفَهَا وَازَّيَّنَتْ وَظَنَّ أَهْلُهَا أَنَّهُمْ قَادِرُونَ عَلَيْهَا أَتَاهَا أَمْرُنَا لَيْلا أَوْ نَهَارًا فَجَعَلْنَاهَا حَصِيدًا كَأَنْ لَمْ تَغْنَ بِالأمْسِ كَذَلِكَ نُفَصِّلُ الآيَاتِ لِقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ

MsFatimaMahmoud
Автор

Lahaullah wala quuwata illa billah koonkan Allah (swt) aya kataliiya away awoodi ey fanaayen illahayow masibo dada tusi galan kibrey

muduahmed
Автор

Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kuxifdiyo

ugaasocismaan
Автор

Hubkiisa ayaa lagu duqeeyay qaza isagana xag illh ayaa laga gubay Allhu Akbar

abdi
Автор

Illaahoow kabad bbaadi
Isllaamka kunool dulmi falayaaaha u libinllaab

DheemanDheeman-qn