Sharma Boy /Maxaa Urooyo 👃(Official Music video )

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
😭😭🙏

Nimcaanaxmtth
Автор

Heesaha waxa ka macaan quraanka kariimka❤ 👋 ya igu raacsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Somaliboy
Автор

Sharma boy nin weyn wlhi ❤ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

CapitaineisBoot
Автор

Lacag aad meel kala dhigto weydo alle Haku siyo hadad like isarto❤😂

KOKO_BUULE_
Автор

Sharma Boy waxa Mucjiso ah Ereyada iyo Midhaha Miisaanka Culus sida degdega ah ee uu ku Alifo! Shaki Kuma Jiro in Sharma yahay Nr:1 Rapper and Song-Writer in Somalia and even Africa! His Songs are deep and even Sharp!

Somfox
Автор

1:Song 100%
2:Bet 100%
3:Voice 100%
4:Ereyada 100%
Sharma k sharma🐐🔥

IbraYare-rn
Автор

Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤

Kabeeye_
Автор

Mucjisada fanka sharma boy best raper inuu yahay inta og ismiijiya🎉

AxmednuurMuuse-wlvx
Автор

1:12
Ha maseyraan waligooda
Wuu dhamaaday xiligooda
Ma ku filna caqligooda
Anaa ciilay kuligooda
Intaas baan ku siiyay cup sharma boy 👍🏆🎖️from jabuuti 🇩🇯

amarehadaweh
Автор

1:Song 100%
2:voice 100%
3:Ereyada 100%


Sharma ka sharma 🐐

CarabSalah-du
Автор

First comment Sharma boy form jubutiii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🏻

IbrahimTillo
Автор

Ana uhoreyay team sharam love isaara❤❤

MuscabK-ve
Автор

Waxan anoo arkaya walahi madhagaysan karo basuko iyo qaniisnimo Sharma k sharma kaligiis rapper ❤❤❤❤🎉

ayaansalad
Автор

Waa heestii ugu shidneyd ee uu sharma qaado. Waa ka helay eray, laxan iyo music. Adeer waxaanaa talent la dhahaa

feisaldahir
Автор

Wad ka reysay qabiiil iyo walid midna Ha cayin sharma k sharma wad kareysay dadka qar iska hdlaa ❤

canabcismaanhappy
Автор

Legend nokala yareeh Rapka qof kugara majire 😅from Jabuuti 🇩🇯🇩🇯

abdourahmanhassanaden
Автор

Sharma the real legend haye maraxoow anaa kugaliye O 😂😂😂😂 another level waaye wallahi

YusufAli-vgvd
Автор

Sharma big fan from gobolka Somaliland gaar ahaan boorama 🇸🇴

bigfansharma
Автор

Sharma boy waa tagtay bro hore usoco fanaanka kaliya dhar isaga magacisa ku qoray yahay mar walbo xirto, hadaan soo ogaaday inaa shirkado dharka aad leedahay masha allah, war fanaankan lacag ba meel walbo kasoo gasho,

AbdiYu-si
Автор

Sharma boy aniga waxa eey ila tahay heesta ugu horeysay ayaa ku filneed shan hees hal jwaab 😂😂😂😂 odayga waa heer waxoo marayaa in uu kuugu so qarwo ee kadaa sharma wan ku wataa macalimoow cadowgaaga cagta ka hoos big love sharma ❤❤

ahmedomer