( Part-8 ) CUNTOOYINKAAN HA CUNIN WAA HALIS XILIGA UURKA....

preview_player
Показать описание
#DIGNIIN HA CUNIN CUNTOOYIN KAAN INTA AAD UURKA LEEDAHAY
cuntooyinka xiliga uurka
nafaqooyinka xiliga uurka
cuntooyinka uurka wax u dhimi kara

HABKA UGU FUDUD EE UURKA LOO QAADO IYO WAX YAABAHA KAA CAAWIN KARO UURKA.
sidee uurka loo qaadaa
uur qaadista
sidee uurka logu hortaga
MAXAA KU GARAN KARTAA IN AAD UUR QAADAY
MAXAA KU GARAN KARTAA UURKA CUSUB (#calaamadaha_Uurka).
dhiiga uurka cusub la, arko
astaamaha uurka cusub
uurka cusub
Dhiig baxa xiliga uurka
uurka cusub, Calaamadaha uurka cusub, calaamadaha uurka, uurka, uurka bilowga ah, calamadaha uurka cusub, astaamaha uurka cusub, calaamadaha uurka mataanaha, caafimaad health, talooyin caafimaad, cashiro caafimaad, hooyada uurka leh, sidee uurka loo qaadaa, uurka wilasha iyo gabdhaha, hooyada uurka leeh, uur, infekshanka dumarka, uur qaadista, uurka sida lagu qaado, uurka, dhicska hooyada uurka leh, uurka wilasha iyo gabdhaha xamiloyiinka, calamadaha lagu garto uurka bilowga ah, uurka cusub iyo dhabar xanuunka, calaamadaha uurka 29 weeks, calaamadaha uurka isbuuca hore, uurka cusub & calaamadaha ugu horeeyo ee lagu garto | 2023, dhabar xanunka iyo sida lodaweyo, caadada iyo uurka, sida uur loqaado, uur ayaan leeyahay surprise, calamadaha bilaha hore, urka cusub dr, caadada oo maqnaata, jiifka hooyada uurka leh, hooyo uur baan leeyahay, hooyo uur leh ma nuujin kartaa, calaamadaha uurka yar, calaamadaha uurka gabadha, dhalmo la aanata, dareeyn la aanata, uurka cusub calaamadaha, calaamadaha uurka bilowga ah, calaamadaha uurka lagu garto, guska, calaamadaha uurka isbuuca koowaad, caadada, biyaha galmada, uurka bilaawga xanunka, caafimaadka bulshada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Markasn wadankena jogay hoyoyinka uurka leh wax kasta inay cunan cadi bay u ahayeen ilmohoodo cafimad qab buu ku dhalan jiray lakin wakhtiyadan dambe stress aba lagugu fura waxas ha cunin ha cabin dhiig la aan inaa nagu ridan ka cabsana ani dhakhtarkayga and qudaar oo dhan ayan horgeyay waxan iri maxan cuna maxan iska daya kulaha kuli waad cunaysa dhamantood nadiifi oo dhaq bas hilibkana si wacan iskaga bislee lakiin somali hada firsato wa waleheesa😮

queenamiira
Автор

Waa cashir wanaagsan mahadsanid Dr Tima Jilac.

Salmancade
Автор

Wad mahadsantahay dr casharadada waa kuwo muhiim ah👍❤️

idildeerow
Автор

Ukunta hada dubto maxey dhibe bliz 🙏 iishega

FaisoAbdinasir
Автор

Masha allaah dr xalay waa noo gambisay 😂 lkn caawa naga soo dhistay thank u 👌

samiiramustaf
Автор

Ani hilib macuno marba. Hdan leeyahay uur macuno

bashirkulmiye
Автор

Asc Dr suAl ku wedinraba plz🙏iga jabab waa ii muhim

sitimaxamed
Автор

Wll uur yar baan leeyahay malaayna way igaga dhagantaahay maxaan sameeyaaa

fihimamohamed
Автор

Dr alle ha kaa abaal mariyo batiiqa hooyo uur leh ma cabi kartaa

cumarcismaan
Автор

Sawirka pizzada ku arkayaaye iyana muku jirtaa

ayaansaleban
Автор

Hal bil uur ah sabiibka hadii lacuna dhibata miya ku keneysa dr

cajwaabdille.
Автор

Malayga yunbiga any hda cunay ur week ayana leyahy

ikran
Автор

Dr marka hore mahadssnid wlh wiil daacad baa tahay marka xigte codsi aan wataaa dr taas oo ah suurta gal matahay koorso gaar ah inaa nasiiso aniga iyo gabdho sxbadeey ah janaalka aaku xeranahay mahadssnis jwb dr

deeqsanshiiq
Автор

waa malaagay gasacadaha ku jiro sida Tuna ha

defensegeneral
Автор

Canaha loda ma isticmaalikaraa uurka bisha 1 ama 2week

HajiraYusuf-nzhn
Автор

Wlle aniga Uur yar ayaan leyahay malaayga gasaca ayaan cunaa kasi ma dhibu leyahay?

yasminhusein
Автор

canaha kartonka ku jira ee marciga ahi mala karkarina isgana mise waa cadi kuwasi

asmaahmed