Axmed Madoobe oo ka tagay shirka Muqdisho | Qubanaha VOA

preview_player
Показать описание
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Israel oo laga xusay weerarkii October 7, Axmed Madoobe oo ka tegay shirka Muqdisho, odayaasha waqooyi bari Kenya oo la dagaalamaya xaalufinta dhirta, duq magaalo oo lagu dilay Mexico iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:03 Israel oo laga xusay weerarkii October 7
04:24 Axmed Madoobe oo ka tagay shirka GWQ
08:53 Xaalufinta degaanka Waqooyi Bari Kenya
12:59 Duq magaalo oo lagu dilay dalka Mexico
16:49 Maldives iyo India oo wada-hadal yeeshay
19:16 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 HABEEN WANGSAN OO WCA ALLAAH BAA MAHAD ISKALE 🎉🎉🎉🎉

CabdiDhere-zu
Автор

wariyaha ugu wanaagsan VOA waa falastiin axmad iimaan

husenIbrahim-no
Автор

SHACABKA SOOMALIYEED SOMALIA 🇸🇴 HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴 👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴✌️

CabdiDhere-zu
Автор

Maasha walaashey falstin VOA qeer sheeg ❤❤❤

husenabdimohamed
Автор

Ax med madoobe awalba xukunka waxaa keensadey Ethiopian iyo kenian wana xaqiiq dadkan nocan oo kale waa in laniska qabta meeshu doono hala soo Jeedo

macrobiansong
Автор

Kansarka Somalia ku jira wa Axmed madoobe

XasanAllale
Автор

Dowlada dhexe e Somaliya guul insha ALLAH

Mahadosman-qs
Автор

From Borame we need strong government honest leaders who removed new warlords. From what they called Mamul goboleed

abdulsuleiman
Автор

Sharmarke tartiibso walaal #009 mandera Hal geri { Giraffe 🦒} kumanoolo

Lamatabaan
Автор

Somalia madaxdoda wata ay is fahmi lasanyihin wata wadanka dariskoda ahna ay dhirti iyo xayawanada ay cunayan Somali yaa u maqan wa yabee

RukiaAbdi-zdrb
Автор

Ahmed madobe waala hestaa
Waxaa uu yahay waad ogtihiin. Awl ba aniga xageyga itopiyan ayuu kayahay

HasanCabdi-fv
Автор

qalastiin qalastiin ALOW KAQABOO CADOWGA REE GALBEEDKA ALAAAH HA BAABIIYOO CADOWGA

CabdiDhere-zu
Автор

VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴

CabdiDhere-zu
Автор

VIOE ❌️ VIOE VIOE ❌️ BEEEEN TIII ADUUUUNKA KAY BAL WARKA BEENTA NAYADAAA

CabdiDhere-zu
Автор

Banane geographically is eastern part of Garissa county not wajiar county.

MohamedHaranoorNoor
Автор

Inkastooy nimankan mamul
Goboleed yadu anay u wanag
Saneyn danta dadka iyo dalka?
Maaha lkn in hada lagu kala kaco shirka wn ku tageer sanahay???
Wayo mdx weynuhu waxa uu
Ka shaqaynayo maaha danta
Dalka ee wa dantiisa iyo siduu
Mar labaad xilka ugu so noqon
Lahaa!!!

maxamedgaab
Автор

Falastin stop calling Ahmed madobe president. Please call the regional leaders governors

muhamudabdille
Автор

Sandheere daabacaad MA ahee waa dhisid

rocky
Автор

Odeyga kurka gaduden waa aqli nin aad u aqli badan waayey

saladomar
Автор

Sheekadan aadan bare duaale
Ayaa shaqo lagu samaynay😂. Ma ah somalida wax ku cusub qoxootiga shalay ma imaan why hada ka hor lo maqali wayay

abshirhussein