XAYAD MAYDAL | GABADHII SIDAYDAA | HCTV 2018

preview_player
Показать описание
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xayad qoslaaye wuu ku jecelyahay cimri dheer iyo caafimaad iyo jano aduun iyo mid aakhiro bn Allah kuu waydiiyay

AbdiBashir-rq
Автор

Gabar aad iyo aad u qurux badan, cod aad u macaan leh, ilaahay haku daayo abaayo

boqorkuseyl
Автор

Gabadhan jiniyad qurxooonaa masha allah

nafisamohamed
Автор

Wooow hablaha jabuuti yaagara habo isku kalsoon oo midabkoodii haysta

maayaqaali
Автор

Hestan iyo inantuba macha'allah jiniyadahasan ka sexan wayay reer jabouti wn idinka danbeya salan katimid walalihin reer hargeisa ❤

mohamedhamake
Автор

Ceesh cala gabdh, Xayad nolow inaadeer, fariidniimo iyo firfircooni Ciise Fuurlabe aya laga heela reer toolkaay nolada❤💪💪🇩🇯🇸🇴

geishafemmefeminin
Автор

masha allah inaadertay qaali xayad maydal nolow fanaanda dalka djb cod iyo shaaraf ayay ku dhan

amarehadaweh
Автор

Dadka reer jabuuti waa dad xoriyad ku nool oo nabad ku caweeya waana dad isjecel somalidu ha ku daydaan

fatuuxmustafehassanhassan
Автор

fanaanad reer djibouti bravo xayaad meydal goobta lagu duubay video clipka waa Djibouti, rue de Venise.

mofosman
Автор

walee way kaga dul qaaday xidigihi geeska axya fanand looma baahna make. up waa laysku kalsoonada

cabdiwali
Автор

Gdhan xad dhaaf u jeclhy 😍 taagero buuxda wlloh

monamandeeq
Автор

Saadashu guurkana
waa sidaad ka dhigatee
Nin ku Sida ku wacanaa💯
Gabadhii sidaydaa sidaydaa
Wiilkii sidaadaa
Talo kama surgacantee
Kasal gaarnay caashaqa💯👌❤️

luulalaki
Автор

Fanaan qoftaanoo kalaa dhahaa this right here is a legend in the making horey usoco xayaat

warerkaxaajiqiilmawaaye
Автор

Inader nolow gabad ciisr oo qurux badan .anaga wasna soomalida .proud to to be issa.inta baa ugu filan .

leomessi
Автор

Gabadha igu cod macaan 🇩🇯 Djibout like I Sara please

hassanful
Автор

Cod + Music + Midho + Qurux = Madadaalo

mhassan
Автор

Waah Waah Djibouti waaka filaayey fananad ado kale inay kasoobaxaso hore usoco wllo 😍

wardibae
Автор

Gabadhan heeseheda wan jeclahah wax la fahmikaro weye

zeinabbachir
Автор

Dadka qowmiyada somalida ah wa dadka aduunka ugu jaahilsan war heedhe ma hees baad rabtaan mise qabiil gabadha waxay rabto ha ahaato waxay ku heesaysa afsomali codkeega hadu ku qanciyey ku raaxeyso hadii uusan ku qancina hore uga soco yaab.

mukhtarhagar
Автор

Nic voice voice mashallah she is cute

basum