Heesta Aduunka Aweiz Lilaahi Ft Lii Paato Dumaashi Full Video Official Video 4k 2018

preview_player
Показать описание
(MUSIC VIDEO)
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wll muslim hada tahay like igu cawiya fadlan

djhusnisocialmedia
Автор

2023 yaa soo rradiyay heestan wllhi waan ka helay heestaan❤️⬅️

bashiircade
Автор

Xamar Anaa Ugu horeeyo oo daawade ka ah ciyaal xamar like iisaara loll 😂😂😂

hassantaatiko
Автор

Yaa soo radiyey heestan 2021🤣favourite song

iqruupea
Автор

Heestii ugu horeysay ee dumashi loo qaadey inta igu raacsan like iisaar pls

ducowaalid
Автор

Heestan qofkii dib uso radiyey wan salamaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

Axmed
Автор

2023 yaaa soo searching gareeye
After 5 yrs and still fav song

Iman_ahmed_abdi
Автор

inta SAS la isku key heeysto Mar Horaan ka ordi lahaay ita daawaty 2023 ha isoo raacdo❤

MariaAbdullahi-gs
Автор

Hees iyo badh weeye tlhi.
Yaa 2020 daawanaya?

bakaalabdi
Автор

2024 hadaa ila jogto like dhac ku siiy❤😅

asadvlog
Автор

IgA gadan hestan Xaqdhowr dumashidaa inta dumashi xushmaysa plz like iisaar

fartunmohamed
Автор

dhaxda yar yey ku qadine hora tan lo dhisaye xaqdhowr dumashida dumashi kulaha nice video tlhi

balqiisajaamac
Автор

Waaw al fanan Aweis lillaahi hadu Eorope jogi laha model qatar ah buu noqon laha waa quruxlow qoor dheer. ❤❤❤❤❤

shukrishuulaanka
Автор

Anaga ma yaabin.asxpta 3aad ahee like igu qabta😭😭🙋

abdikadirahmed
Автор

Comentiga dhan like ii saar lee waaye kuwaaba kasii daray 2018 hadaa fiirsaneysid kuma lohoo

xilkasinanor
Автор

Wxii 2018 daawanYo like igu caawiyaaaa ilmo aderyaLow

mohaisse
Автор

Huuno hadaad dhexyartahay like bal taaaabo

cilmisidechanal
Автор

Dheesha dhaaf sxb dhaxda ma dhiganaaa aa
Sxb wax iga soo gaarsiiya qoftaas aa dhaxda dhigateeen

shrtamng
Автор

Heestan wax baa ka qalday kaaso ah
Heesta waaxa la rabay in ay gabadha qof xaaskisa noqoto midka kale uu jecel u qaado lkn hada labadoodaba ayaga ayaa iski diidan.

mahadigastudio
Автор

Hhhhh wlh adika hadal caadi ah hadaad music saaarato wax ku firsado ma waynaysid

karaamatv