ASAD DHEERE HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018

preview_player
Показать описание
STAY TUNE AAUU PRO
THIS MUSIC PRODUCED ©️AAUU PRO EREYADA IYO LAXANKA | IBRAAHIM IFKA NOLOSHA |
SUBSCRIBE THIS CHANALE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xaqiiqdiii ma fahmin sobabta ay heestan million views u gaadhi la-dahay ma anagaa maala yacniga jecel Mise wadani nimada nagu yar ?

mosomali
Автор

Dumarkiyo caruuura
Danyartiyo miskiinka
Ma dilo anigu Ma dilo
Walalhay Ma dilo
Wlahi eray culus
From saylac awdal stete somalia
👍🏽👍🏽👏🏾👏🏾👏🏾💪🏽💪🏽💪🏽☹️☹️🙏🏽🙏🏽🙏🏽

saylac
Автор

Dumarkiyo carruurta
Danyartiyo miskiinka
Ma dilo anigu ma dilo walalahy ma dilo 😢from hargaysa ahy wana rabaa cawaale oo dul babada somalida gayigeeda oo dhan👍

qurxoonsidahooyadeed
Автор

Ilaahoow wiilasheena kartida iyo quruxda leh inoo deeso abyo hadaa kufaanto wiilasheena like hayga baqiiliin❤️❤️😍

Adoontiialle
Автор

Dabaabaad hubeysan dab weyn iyo gantaalo nukleeyr anaa ka daran oo waan dirirayaa❤❤👏👌
Soomaali hees wadani hadaa maqalno, 5ta daqiiqo ee socoto kuligeen wadani ayaa noqoneena waxna ma qabsano oo qof kasto in wadanka loo dhisoo sugaa.

super
Автор

Finally I made a lot of peoples notice this song, let’s hit 1M mark, lets show we are patriotic and proud Somali 😂🙏

ayahanolosha
Автор

Soomali waxaanu nahay hal dhiig ee gacmaha aan is qabsanno

Oodwayne Together baa idinka salaamay

Viva Somalia 🇸🇴

Internut
Автор

wlh kama daalo dhageysiga heestan wayo wa mid ku gabaneyso waxii daren wadanimo leh like yan leyla dhafin😍💪💪

sameerelmihassan
Автор

Heestaan qalbigeygay taabatay illahow wadankena nabad nooga dhig somaali bogeda burcad allaha isku mariyo❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

mumtaazabdirisak
Автор

I will come back as long as I'm alive.
Never be bored with this one🔥

Ghannel
Автор

Wlhi inan heees ka qiimo badan daawan allow dalkeena noo hagaaji😢😢😢

qaaligabargedo
Автор

This song is my favorite so far so good Somalia Is raaca In shaa Allah 🇸🇴

littlealia
Автор

ManshaAllah asad dhere waa hes qiraleh i like this song frm austrolia i love somalia

mohameddagane
Автор

Bogtan daweyn lahaa ax yaa hees🥺💋 2017 anoo iskuul dhiganaya aad u dhagesan jiry xusuus🥺💗

nawaalnalka
Автор

Even though I'm not from Somali but shaire blood and religion love u Somali people

zakigulia
Автор

Abwaanka yar ee maskaxdiisa La xadayo wlh ma haboona heesta Waa mid wadani waxana wanagsan in wadaniga La dhicin👌🏼❤️🇸🇴

ibramuumin
Автор

Erayada heesta waxaa iska leh saaxibkey abwaan ibraahim osman afrah ibraahim nolosha ibraahim oo aan si wanaagsan u aqaano waxu ka midyahy dadka faro kutiriska ah ee kulan saday hal abuurnimada dabci wanaaga ixtiraamka afgaabnida iyo fagaaro ka hadalka wana nin dhalin yaro ah oo aad u qiimo badan.

abshirgedimohamud
Автор

Walahi waa hees qira leh. Anigoo ilmo dheel dheel iga iman. Ayaan ilmeyay qiiro darteed. Allow qabyalada iyo is naceeb ka dhax dena ah naga saar aamiin.

maqoslemaquuste
Автор

WAA WAX LAGU FARXO IN AAY WALI NOOLYIHIIN DAD SOMALINIMADA KU WENTHY

edenhazard
Автор

Axyaa cod wllhi Asad Dheer adoo cod sidan leh aan kubarto 2019 kaxumahay

Madilo walalahay anigu 😭😭😭

saxiixmedia
join shbcf.ru