Barashada Bootstrap | Samaynta website diyaar ah

preview_player
Показать описание
Barashada Bootstrap, waa HTML iyo CSS diyaar ah oo aad isticmalaysid.

Contact me on:

Lets be a friend on :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

maschallah zxp guul un mec djiboutienne youtubeur

Barnaamijka
Автор

Macalin course full ah maad ka diyaarisid programming dart ???
Iyo flutter ???
Mahadsanid.

calimculumo
Автор

Mahad sanadin ustaad maanta 28/05/2021 ah ayaa iigu horraysa channel kaaga anigoo bootstrap raadinaya
Waxyaabo farabadanna waanka faaiiday isla maanta
Waxaan kaa codsanayaa in aad bootstrap casharo badan nooga samayso

xogbaar
Автор

Asc Mr. Waxaan ku waydiinayaa markaan sameeyo website, sidee ayaan ugu samayn karaa DNS uu website ka looga arko internet?
Mahadsanid:

khadarmohamed
Автор

Asc macalin mahdi miad, horta mahadsanid dadaalka ad nowadid, lakin wali hal Dhib wa ihaysta ( sawiraddu imaso baxaan markan refresh yirahdo )

aboubakarfarah
Автор

Asc wllo waad mahsan tahay ka dib wllo side ayaan uu siya qof aan uu sameye please?

sadamjesto
Автор

Mcln erayada div iyo navbar maxay qabtan maxana loo yaqaan

haajirabdulleyallahowr
Автор

Asc wll waxn kaa codsanayaa inaad codka yara dalacdo waa ayo dadka meeelaha buuqa leh jooga ee earphone ka ku dhagaysanaya wuu gaaban yahay sida aan anigga hAdda dareemayo

JANO-RAADIS
Автор

Ustaadow waad mhdsn thy ee waxaan ku weydinaya waxaan Ahy Arday simister2 hadaan galaaya CA marka Basic web development Mobile maka practice garen karaa mise laptop Ayaaa waajib igu ah ustaad jwb??

juhaay
Автор

sxb dorsal sifiican loma arko ee farta zoom dheh

abdullahiabdisamad
Автор

Asc walal mahdi marka hore ilahey hakaa abaal mariyo waxa wanagsan ee aad nala wadagayso midda kale waxaan kaa codsan lahaa in aad samayso website adigoo isticmalaya bootsrap waa codsi hadey macquul tahay waan ogahay dalabaadku iney badan yihiin. wcs

bashirsharif
visit shbcf.ru