Qaabka aan wax udiyaariyo | Tijaabo Labo sano ah | ku socoto dhalinyarada

preview_player
Показать описание
waxaad nagala soo xiriir kartaa



#kanaalka_ogaansho
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Makaroofanka : blue yeti mic
barnaamijka aan wax ku badalo : Vegas pro 15
codka : Audacity
sawirika yar : power point

ogaansho
Автор

Mashallah from mogadisho inta somali kadwato omar inshar like saar halkan

sayidcumar
Автор

Ku Saliya Hapipkena Muhamed 💜🍁 [ scw ]

كنداعياإلىالله-ثخ
Автор

Horumar wacan wll
Hadaa tagertid omar inshar liketa hayla dhaafin😍😍💪

kingofhiskingdom
Автор

Audacity waa barnaamij ka aan isticmaalo qof ii ifiyayna ama aan ka arkay waa walaalkeen Cumar Inshaar aad iyo aad ayaad ugu mahadsan thy 100% mahadsanid

IFIYEOfficial
Автор

OGAANSHO, omer inshar runtii waxaa tahay wiil dhallinyaro ah maanta youtuberka somalida ugu fiican, wax tayo lehna soo gudbiyo, halkaa kasii wad deddaalkaaga 🔅

abdurazacku
Автор

Omar mohamed walal inta u jecel baa badan
Waan kaaka mahad celinenaa waqtigaga qaaliga ah inaad wax noogu faaideyso
Kun iyo kun jeeer waad mah san tahay

abdirahmantriplea
Автор

The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

AbdiOzyy
Автор

Mashallah
Wll omar
Aad iyo aad baan uga heley video gaan
Waana mid ka sacida inaa prefect video aad sameso waa cidi e ubilowan tahay video editting ka .
Macalin omar
Mahadsanid

intrestsom
Автор

قناة مساحة
Sahanka xogaha iyo
Ogaansho
Waa kuwa ugu mudan youtuber aan aadka ujecelahay

suheybahmed
Автор

Guulayso sxb hore usoco qof kudayasho mudan ayaa tahy ogaansho waa chanellka ugu fcn kuwa somalidu dhehato hadabanu ahyn kan ugu wangsan

hamzelabsalah
Автор

Thanks sxb cumar nurtii waxaad tahay qof wax badan aan ka faaido markaan dhagaysto barnamijkaayada waxaan ku leeyahay hore usoco bro

Gaastourism
Автор

Mahadsanid zxp omar inshaar
Allaah ha ku sharfo. Sidaad dadka ugu faa'iidaysay.

fixpro
Автор

Manshllh horay u soco walalkey hor mar wacan kuu rajeynaa 👏👏👏

nadarnajka
Автор

Omar wllhi video yaashada waxee ka fcnyihin TV show yasha qaar 😍😍 Waku heesta channelkan M.A keep going Wll ✋👍

Jijijangle
Автор

Waan ku taageersanahy Omer inshaar Guulayso Allaha haku xifdiyo

sidra
Автор

Cumarow waxna waan kaa faa’idedaa waadna iga qoslidaa mararka qaar hadalada qaar aad u dhaheyso si fani ah runti Masha’Allah Allaha ku barakeeyo.

mohamedsufigudle
Автор

masha allah mahadsanid wll omar
guulahaga waan ku faraxsanahay
cashirada aad inoo soo gudbiso waan jeclahay mahadsanid

IQRAAHMED
Автор

Walaal Xaqiiqatan aad bey ii cajabiyeen dhamaan muuqalada aad sameyso juhdiga iyo dadaalka aad wado ku dayasho ayaad mudan tahay hore usii soco

xuseensheekh
Автор

Masha alah sxb cumar si wad dadalkaga wan kugu hambalyeyna shaqada volunteerska ah e ad u heyso dadkaga ♥️♥️♥️♥️♥️

mrhassansomali