Gabdhaha macluumaad ku saabsan iyo waxay ragga kaga duwan yihiin.

preview_player
Показать описание
Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:

Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)

Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Gabdhaha waxey ku fcnyahiin Romantic
Love ❤️ iyo naxariis ....

mrhanad
Автор

Sxb raga ayagana soraaci barnaijka kale insha allah

MAHADSANID

abshirgoodluck
Автор

Jilicsanaanta jirka dumarka waa mid wngsan oo alle loogu mahadceliyo

axmedamiin
Автор

Anigoo Og in ay xilli danbe tahay.
Anigoo Og in ay Hurdo i heyso.
Anigoo Og in Dhafarku xunyahay.
Anigoo Og in aan beri shaqo leeyahay

Haddana waxaan go'aansaday inaan umadda Dhafarta ee Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan Xoogaa indinla soo jeedo.

Caawa waa Cawadeydii aniga ayaa hurdadii Nacay, waxaana idinkula soo jeeday awooddii ugu sareysay ee aan awooday.🙈😞

wiilkanasiibkavangoal
Автор

Ani waxaan ku soo kacay massage ka
Annaga productions keep going pro

maxamedxiin
Автор

Aad baad umahadsan tahay wll wax qiimo leh baad noo soo gudbisaa

hormarmedia
Автор

Mahadsanid saxib kasoo hadal hogaamiyihii mangooliska janjiskhan

abdifatahmuhudin
Автор

Walala adigoo mahadsan waxan ku shegaya inaad bedesho dumarka cadanka ah ee qaqawan eed muqaalka kusoo darayso mahadsanid

abdimalikabdikhalaq
Автор

Dumarkena waa janada aduunka allah noxafido

najiibalpha
Автор

wll mida dheefshiidka kulaabo, saacadaha aad ayaa ubadisay

alibinali
Автор

Ugaas anigu barnaamij waan ku xerahay si ee xiiso u yeeshaan muqaladaada maalmo u dhaxeesii waa iga talo

omarabdirahman
Автор

Ustaadii de ja vu mowduucaas halmar kasoo hadal?

hashimali
Автор

Keep going wll ♥️ waxaan ku soo kacay message anaga production ka yimi ♥️😁

asiyamahamoudabdi
Автор

#20SANO !!!
adeer qaladkaas iga fiiri

Thanks

axmedamiin
Автор

WxKasta ilHy wxuu u abury sixgMdysan oo aan nLosha kahr imanyN🤗

zekizaamir
Автор

Walaahi beentaa ma ahan in ay dumarka fahanka ay ku fiicanyihiim aniga waan layaabi sida ay dareenkaaga ay sidudud ugu fahmayso aniga ma wooday in aan fahmo dareenkeeda

markahorealaah
Автор

4:55 a.m ayaan daawanayaa waana saamalaylay (Dhafray) waana caadadayda hala yaabin

Rooraa
Автор

Horta Ani dumarka xasuus aan u qiray 😅😅 wxaa la iska soo jaraa 1/3/2010 malin talaado ah saacado 2:35 ahyd mxaa saaz ii dhahday 😅😅 musiipo kugu dhacday ana shalay wxn ku qadyey aan xasuusn karin 😅😅😅😅

zalatanka
Автор

Sax lkns dumarka somalida waxay ufahmiwayeen raga qiyamaya sxbow

Hasaam
Автор

Warde walal dumarku 20 Kuma qaangadhane 13 jir iyo melaha many ahyn marka labaad 40 wan ka yeelnay nio nagada taa dambe

suhaybsomali