DANDAAWI 2022 | QASIIDO YAA RASUULALAHI

preview_player
Показать описание
Dandaawi 2022
Qasaaid Cusub 2022
Qasiido Dandaawi
Dandawi nabi amaan

Omar Aden Qasaaid Cusub 2022

Cumar aadan Dugsiiye,Nabi Amaan, Cumar Aaden, Qasiido, Qasiido 2022, Dandaawi 2022, Dandawi

Geedi weeye aduun hadhkay isgurayee ninba gooruu ogayn ka goosanayee maalin goee kasoo galbadee ii gurmoo naboow na gacan qabo ee yaa Rasuulalahi khud biyadii yaa xabiibalaahi khud biyadii
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan oyaaa markaan nebi muhamed sallahu caleehi wasallam.. maqlo yaaa rabi riyo igu tus😭

saidyusuf
Автор

Aan ku wada salino xabiibkeenii muxamed SCW wxaa soo dhow bishii bilaha ugu fadliga badnayd ee RamadaaN rabi SWT haynu simo inagoo nabad iyo cafimada inzha allh hana inaga yeelo kuwii khyrkeeda ka faaideysta ee loogu danbi dhaafo idam alle

Caaqil-yare
Автор

Rabbiyoow kuwa Nebi muxammed xawdkiisa ka caba ee uu u shafeeco nagayeel anaga iyo waalidkayaga iyo dadka islaam ka ah oo dhan .

mahamudjama
Автор

Nabi amaankaan sameeyn Gooni ah igu yeeshe allow addun & aakhiro
Ii Naxariiso Rabow😢😢😢😢😢

gulledabdalla
Автор

Wllhi oo wllhi eh markaan maqlo saliga Nabigeenii suubanaa NNKH
Illhy haynagu simo Ramadaan wxaa inooga hadhey 34 maalin oo kliya
Qof waloo muslim ah oo xanuunsan Rabi SWT cafimad taama ha siiyo Qof walboo dhibataysana illhy faraj ka qeyr badan hawgu badalo qof waloo muraad lehna muraadkison macsiyo lahayn illhy SWT midigta haka siiyo inteena caafimaad qabtana illhy SWT haynoo soyaadiyo hana inagu simo bishaa barakeysan ee RamadaaN
40 qof ducadooda waa maqbula wllayal ii duceeya muraad ban leyahaye inuu illhy ii fududeeyo idinkana Rabi SWT muraadkiinoon macsiyo lahayn midigta haydinka siiyo

Caaqil-yare
Автор

Ramadan kareem 🌙 11, 03, 2024. ilaahay baa mahad leh inasoo gaadhsiiyay nabad qab iyo cimri dheer ha inoogu dhameeyo Ameen

mohaanyare
Автор

Hadi aad dhaagaynays 2024 like ii saar 😢😢
Please 🙏

AshaCabdi
Автор

Masha Allah sheekh dandaawi. Oo aan kawada tirsanahy shirkada korontada ee jabuuti aad iyo aad ayaan kusoo salaamaya Ramadan karim

adenmiguilamir
Автор

Masha Allh sheekh Dandaawi Cimri dheer iyo Caafimad Ayaan Kuu Rajaynayaa

yaxyecade
Автор

Allaw nabigayagii suubanaa maciisa naga dhig maalinka qayaamo scw scw😢😢❤❤❤

suhaybsaleban
Автор

Inta Rasuulka jecel, ana Allah dartiis baan idiin jeclahay❤

axmedmowlid
Автор

Nabiigii Allooow Waan ku jecalahay Wallaahi ilaahay mar uun riyo ha igu kaa Tuso 😢😢😢

Mahrez
Автор

Dandanwi wuuu soo istadhay gadhiga baryahan wuu ya rasuullahi

abumahamadshafi
Автор

ramadan 2024 allow cafimad qab nagu gaadhsii acmashana naga aqbal amin amin

ahmedbadal
Автор

Allaw maca nabiga scw naga dhig aniga inta jecelba aamiin aamin

abdilaahijaamac
Автор

Maasha alaah dhamaan ilaahay janada ilaahay hanuukulansiiyo. Aamiin aamiin

moohaayuubuk
Автор

وَلَا تَدْعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا يَنفَعُكَ وَلَا يَضُرُّكَ ۖ فَإِن فَعَلْتَ فَإِنَّكَ إِذًا مِّنَ ٱلظَّٰلِمِينَ (يونس - 106)

عربى - التفسير الميسر : ولا تَدْعُ -أيها الرسول- من دون الله شيئًا من الأوثان والأصنام؛

cabduraxmancally
Автор

Geedi weeye aduun been maha .
Yaa rasuull Allah Muhammad Peace be upon him ❤❤❤❤❤❤

mutazmuhumed
Автор

Ilaahay maalin uunbaad itusi doontaa nabiga scw Adna maalin baa ku arkidoona insha Allah ❤❤❤❤❤❤

IstahilmahdiIstahil
Автор

Illaahow ramadaanka caafimat nagu gaadhsi

maxaakaagalay
join shbcf.ru