Sheekh Dirir oo Ka Hadlay Masuuliyada Saaran Madaxda Qaranka,Salaadiinta Iyo Culumada

preview_player
Показать описание
#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sheekh Diriroow Rabbi ha ku barakeeyo ee waanadaan gaarsii oo u sheeg soomaalida reer koofureed oo seedexdaas mas'uul aad sheegtay ee kala ah:-
■ Culimada
■ Dhaqanka
■ Madaxda dowliga
waa ka liitaane dadkooda ee Fariintaan u dir oo waa kuwo fahmi waayeen kala danbeyn iyo ismaamul.

Banadir-State
Автор

Masha Allah. Allah Hulu xafido Sheekh Maxamed Cumar Dirir. Madax dhaqameedka iyo siyaasiyiintaba casharkaa haloogu celceliyo bil walba ileyn shaqooyinka aduunka wax laga rababa siminaaro ayaa loo qaataye! Diinta ayaa raasamaalkii ah

fahiimae
Автор

Siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo Madaxda dhaqankuba aad bay ugu baahnaayeen wacdigan. Illaahay ha inagu anfaco, Sheekha guudna Illaahay ha ka abaal mariyo.🤲

bashiirtarabbi
Автор

Maansha allah tabarka allah alle barkee shiikha miisanka xasanadka ugu dar

habiburco
Автор

Manshaalaah tabarakalaah wa wacyi wano iyo wax ku qaadasho leeh dariiqa shiikhu tilmamay in laraaco ayey tahay sii aynu u badbadno

abdirahmanaidid
Автор

ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيك يا شيخ ilahay ha waafajiyo wanadada

fadumosuleman
Автор

Manshallah tabaraakalah, Allah yabaarak cumrak yaa sheekh maxamed sheekh cumer dirir 08.11.2022 Tuesday

saedhassaneagato
Автор

Alle haku xafido shiikh dirir waan jeclahy wacdigaaga

zakihussein
Автор

Waa xiisad wanaagsan, Allah ha ina garan siiyo wacdigaa, ajarna sheekh Allah ha siiyo

mayo
Автор

Masha alaaah ilahow caqliga kuu barake

cabdixuseen
Автор

Masha Allah waano aduun iyo aakhiro
Rabbigeen ha inagu anfaco

gaashaan
Автор

Qaarbaa qabyaalad, siyaasad, waa markayagii kursigu iyo guubaabo colaadeed umadii ku kala qaybinaya.
Sheekh alle ha kaa abaaliyo waa xiisad ku haboon halka maanta uu dalkeenu marayo

khadaromar
Автор

وقوله تعالى: {وَلاَ يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَىۤ أَلاَّ تَعْدِلُواْ} أي: لا يحملنكم بغض قوم على ترك العدل فيهم، بل استعملوا العدل في كل أحد، صديقاً كان أو عدواً، ولهذا قال: {ٱعْدِلُواْ هُوَ أَقْرَبُ لِلتَّقْوَىٰ}
Asc wr wb anigu sheekh dirir waan jeclahay laakiin waxaan layaaban ahay waxa uu xaqa ugu sheegi waayay dawlada Muuse why why
Doorasho 11/13 November
Culimada fadwootaa waxay u kala baxaan 3 nooc waxaa u fiican
caalimul diin
عالم حكومة
عالم أمة
عالم الدين

walaalahadaarudacwa
Автор

asc sheikh Mohmed Sheikh Omar Dirir wann Kusalamay

mukhtarmuhumed
Автор

mashaa Allaah shiikh illahay ha ku barakeyo

kiinmaxamed
Автор

Masha Allah ilahay citric iyo Caligari ba hakubara keeyo sheikh during

anisaibrahimwarsame
Автор

Iyadoo laga xanibo ayaa wacan waayo way is dhamaynayaanuun muxuu soo kordhinayaa hubku

cabdalacawilyoohiye
Автор

Kuwii lahaa anagoo Garxajisa aakhiro tilow xaaladoodu waa sideee

GOOLEMEDIA
Автор

⛔️⁉️Warya sheikh waax usheeg musi bixi uu waxaad kuu tidhahaa waar almuslimoon calaa shurudehim uu dorashada qaboo waa hadad tahy sheekh saxaa uu cawan

Barqab
Автор

99aan ku so Hy sx I was in fact 9999and 99th come

khadarcabdiqadir