Qiso la yaab leh oo Sh Maxamed Dirir uu la kulmay iyo Hayb sooca Soomaalida ka dhex jira

preview_player
Показать описание
Kalshaale Channel
Sh Maxamed dirir oo ka hadlay Qiso la yaab leh oo uu la kulmay iyo Hayb sooca Bulshada Soomaalida dhex jira
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

SubxanaAllah yaa Rabbi
Runtaa weye sheikh Maxamed cumar dirir
Ilaahay xaqa hana wafajiyo dhamaanteen
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

zamzamcabdiraxman
Автор

MashaAllaah shikh xaqa Allaaha nafahansiiyo

fardosodiriye
Автор

Sheikh anigu waxan ka soo jeed reerka ka hadlayso waxan cadawad u qaday somalida cida ay donan haka soo jeedan waxan balan ku qaday inan somali aan xanuun badan mariyo aan cadaw kaste oo ay leeyin uso raaco walina aan dhabarka ka jabiyo sida ay noo fogeeyen ayaan u foogen dona sida ay cagta hoosteda i galiyeen ayaan u galin dona

JimcaalemuxumedJimcaalemux-cu
Автор

Somalis are super ignorances, waxyar oo Allah u naxariistey mooye. False-supremecy kills your dignity.

mustafmustty
Автор

Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin  subscribe iisar💗💓

marwodumar