26 JUNE | BANDO MUSIC CIIDANKA ASLUUBTA SOOMAALIYEED | TODOBAADKA XORRIYADDA 2023

preview_player
Показать описание
Fadlan ha ilaabin inaad saarto ✔ #Subscribe ✔ #Share ✔ #Like ✔

Thanks for watching! Don't forget to SUBCRIBE, Like & Share my video if you enjoy it! Have a nice day!
Gulled Marso
Let’s connect ⤵️
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allaah illaahow wadankeena nabad iyo barwaaqo waarta nooga dhig❤❤❤

Wardhere
Автор

midowgii labada wadan maa udabaal dagoonaa . seewaaye

saciidmakes
Автор

26-Jun Jamhuuriyadda Somaliland Baa leh Calanka Jamhuuriyadda Somaliland na Maaha Calan La Dejo Oo Dhulka Loo Ogolaado Ama Calan Mara La Dejo Mara La Saaro Waa Calan Aan Degin Oo Weligii Sareeya Maxaa yeelay Magica Allaah Ayaa Ku Xardhan Markaa Walla Weyney Ama Reer Italia Soomalia yow Indha Beelka Jooja Maalintiina Suga Aad Xorowdeen Suga Jun Maydaan Xoroobine July Baad Xorowdeen Ood Talyaaniga ka hoos baxdeen

CamuudAwed
Автор

adduunka intee lagu arkay wadan dhaho labo jeeraa xorinimo qaadanay war hana ceebeenina labo jeer yaa ka xorownay? 26june ma xornimaa qaadanay 1juuliyana xorinimo maa qaadanay. cabadalle cawareeroow

saciidmakes
Автор

somalia mawaxay xorowday 26 juun mise 1Luuyo???? nin anbaday halkuu aaday wey ula ekoonaatay

ijoxasan
Автор

TAN ISKUMA HAYSANO TA REER SOMALILAND DOODA KA QABAAN WAA 1JULAY OO SOMALIYA BEEN KA SHEEGTAY JIRITAANKEEDA IYO UJEEDADII AY KU TIMID TAASINA WAA TA KEENTAY INAY NAGA GAADHO ILAA GUNTA LA ISLA GAADHO NABAD IYO WALAALNIMO CIDII DAN KALE MOOYI

cumarcali