BINTI BEELA MAANTA WAXEEY SAMEEYSAY IYO SIDA AY WAX U SUUBISAY!
Комментарии
Amiinow manta wa hadlaya mansha allah wad fiicantahay sidas kuwad Amiinow wad baraneysa.
ashahirsi
hooh macane miyaad xanuun saned alah ku caafiyo aabtiyoow ramadan kariin Allh ku cafiyo💜💜💜💜
jiayaajalaqsannisar
Intii xanuunsan ilahay ha caafiyo dambi dhaaf ha idinka dhigo aamiin yaarabi
maryamcumar
asc macaani waa saaxiibkaa cabdow shacwi oo kaa soo salaamay kanada ilaaheey ha ku caafiyo
abdonaasir
Macani alxamdulilah ilahay hadu kuso nabadkiciyey wad ujeeda umaleyna magalada waxa sogaley Corona virus inta dhimaneysa an la ogeyn aya kabadan tiro ahan marki ladhoho kuligeena Allah nacafiyo Amin Amin
sagalsagal
Ma”sha “Allah welcome back maccanii may Allah give you more shiffa Ameen ya’rabbii
umiilin
Cafimaad hadoow ilaahey cafimaad ilaahey ku siiyay
nimconalka
Masha allah illah dambi dhaaf allaha kaga dhigo macani insha allah sheydan aya xanuun sanin welc back 👍👍👍👍
faisofiskafaiso
Masha allah adeer macani alxmdllh hadabe cafimad qabto illah aya mahad leeh sodhowow anaga wali meshada ayan ku jogna adan ku xiisay walhi keep going adeer 🖑🖐❤❤
sabariinasamra
😂😂😂😂😂 adeer macani se cml soonka hailobin kaas yu kudambi yajin masha allah waye dukankagi walhi
sabariinasamra
Masha allah macaani allah ku caafiyo jilinkaaga wa diyaarsanyhy horumar wacan
abanur
Masha allah macani welcm back illah aya mahad leeh sodhowow alxmdllh xanuunka dambi dhaaf allaha kaga dhigo amiin amiin❤
BintibeellaOfficial
team sheeko yar official dhamaantood waan jeclahay si gaar ah waxaan u jeclahay rasha cadey ilaahey ha ku dhaafo lkn sheekaba sheekey keentaa waxa dhacdey binti bella ayaa shaqada joojisey mudo bil ama ka ka badan ayey sheeko yar ka maqneed mudadaas ay binti maqneed binti mar kasta rasha salaan ayey u diri jirtey lkn ma arkin rasha oo hal mar binti salaan usoo direysa taas anigoo la yaaban hadana macaani ayaa xanuunsadey ilaahey ha caafiyo wuxuu dhahay dadka dhan waa isoo booqdeen qaarna teleefoon ayey iisoo direen aan ka aheen rasha waxaan ku dhihi lahaa rasha team sheeko yar waa ka tirsan tahay weliba mashallah xiddig ayaad tahay xasuuso maahmaahdii eheed tolkaa iyo maradaa ma laga dhax baxo dheesha wax ka bedel rasha kheeran idn wada dhaafey barya san ♥️👍
hussainm
Rashka wa laga ficanyahay walalka o jiran ma adan salamin wa ceyb.
ashahirsi
commentigaan wuxuu ku sodaa binti bella horta marka hore wn idn wda slmy sheeko yar official iyo inta ku xiran beryahaan waxaan maqlaa binti bella aa guursan rabto horta marka hore guurkii aad ku degto bashbash iyo barwaaqo aad kala kulanto wiil iyo caano gabar iyo caano ilaahey hakaaga dhigo lkn cabsi yar ayaa iska jirto markaad guursatid ka dib inaad nala sii joogtid sheeko yar official ayaan rabnaa sidaas ula soco sababtoo ah booskaada qof buuxin karta ma leh kheeran idn wada rajeeyey sama ku sooma sama ku afura barya san 👍♥️
hussainm
Macaani xanuunka dambi dhaaf allah haka dhigo
zahuurachannel
Rasha ceyb weyn aya kugu dhacdey. Maxad u salami weysey walalka o jiran.