IDIL AYRUUSH & KHADAR GEELJIRE | DHAANTO CUSUB VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Yuotubekan waa chenelka rasmiga ah ee ABWAAN “AXMED EESH CALAA PRO”
Waa noo muhiim in aad nagusoo biirto oo aad kamid noqoto :-
Akhyaarta aanu halkan kuwada cawayno habeen iyo maalinba

Chenell kan waxaad ka heli doontaan oo uu markasta diyaar idiinla yahay :-

👁👁Riwaayado
👁👁Dhaantooyin
👁👁Heeso wadaniya
👁👁Heeso jacayla IWM

ERAYADA- ABWAAN BAADIYE
LAXANKA- KHADAR GEELJIRE
MUSIC- C/QAHAR ILKACASE
CODKA- AYRUSH IYO GEELJIRE
CAMERA-1 SUHAYB YARE
EDITE - SUHAYB YARE

Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suuganta qaybeheeda kala duwan
✔ Madadaalo

. 🤝MIDNIMO-QARAN-FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dalki hoyo waan uxiisay 😪 from Toronto

abdinasiraden
Автор

M.a khadar axmed xaajisool magac maskiin kama aha 🇬🇲allaha ku daayo inaadeer 🇬🇲🇬🇲🇬🇲💋❤💓🎸

aaminamaxamed
Автор

Ogaadeeniya reer tolkay guul markasta from puntilan

XaliimacaliBootan
Автор

Ogadenia My dhiiga Guul From puntland dadkaYgiih

fatimaaliomar
Автор

Guul iyo gobanimo liyou bolice from darwiish

SurprisedCosmos-ynvb
Автор

Gesiyashii darood ogaden from dhulbahante

ahmedjamac
Автор

Dhantada cadi maaha yaa dhagaysanayo 2024🫶🔥❤️🤭

rweydadiriye
Автор

Ma sha allah ciidanka deegaanka Soomaalida Cadowgin jab idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

maanshaallah
Автор

First viewer, first comment, first comment, Taageere Eesh calaa, idil ayrush💕💟

abdirahmanahmednorre
Автор

❤❤❤❤al qushaashey jah wilashi dhaadhera ba ku tunty dhaanto wale gobnimo

liibangodane
Автор

waaw m.a idil eyruush my boqrda fanka waanku wataa taliso horo usoco

cabdinuur
Автор

abtiyaal.
Eesh calaa gabadha codkeeda dahabiga ah

abdirahmanelmi
Автор

Liyuu bolis abtiyaal gacantiinu hasareeyso I shall.alah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

DuqoowBakaal
Автор

Axmed eeshcalaa abti wnku slmy wxn xasuustaa anoo 12jira in aan kugu arki jiry dusmo hda hrgysa joogaa alxm jaamacda dhigtaa xitaa barigaas fanaan md ahyn❤

nuradincali
Автор

Wow khadar geeljire codmacani mashalah kolay alshabab cadb way hurayihin

abdilahieid
Автор

Maan sha allaah horay usocda walaashey idil waan kusalaamay

canababdullahi
Автор

Amazing dhanto hatuufkii kuwaramay still listennig september 23_2023❤❤

libanmohamed
Автор

May Almighty Allah protect your lives holistically.Win and win for ever against the evals.

muhamudyussuf
Автор

Wooow idil Bashiir Gabadh wadaniyad Ah guulaysta Dadkaygii ❤❤❤💙💜

yahyemohammed
Автор

keep going markasta wadajir ayan niirajen .alqishash haladawargoyaa

anabloge