Toos Shir Loodhanyahay Gaal iyo islaam Oo Maanta Muqdisho ka Furmay Laguna Meel saaraayo Somlia Iyo

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Will the Somali government and the embassies be forever stuck in a tent ⛺🎪 by the airport? So embarrassing! For decades it's the case

theancientsancients
Автор

Dadkan miyaa madax ka ah wadanka war aderyaal aqoon lanta ceeb mahan Lkn inaad isoo sharaxdaan baa ceeb ah adoon luqada afka qalaad ku hadali Karin waa ceeb wlh wadanka sharftiis aad dhulka lagaleysaann

sahimabdirahman
Автор

😂😂😂SUBXAANA LAAH 😂😂ENGLISH KAN 🇬🇧 INTEE LAGA BARTAA😂😂😂MUU SOMALIA 🇸🇴 ISKAGA HADLO YAA MUSLIM ☪️ AHEEY 😂😂

salebanomar
Автор

Ex.Pm.Dr Xasan Cali Kheyre Waa, idin Daawanayaa Sida, Aad Luuqadda, Englishka, Ugu Ciyaareysaan.

alidamey
Автор

Meel qabiil lisgu doorto waa iska sidaan waligeen hormar masameyneno waa hubaal

sahimabdirahman
Автор

Federal Republic of the failed state of Somalia 😂😂😂😂😂

halimamumin
Автор

Gaaladdii baa la iskagadayaa sharafi weydhacday!!

mos
Автор

Mashalaah Somalia 🇸🇴 inshalaah ❤❤❤ ilahay halajiro Allah waxnheysano Aloo Nozaidi

bellazio
Автор

Luqada xita ma bartan dadkeygoow jahaliga kabax cawanimada ee hormara Ficn aan idin rajeen

sahimabdirahman
Автор

Waxaan ayaa lagu dhahaa xil ayoo ku haya af somali moo ku hadlo ooh 😂😂😂 war af somali maa ku hadashid gurigada ayaa joogta hadii gurigada joogtid xita luqad aan leheen maa ku hadledasa😂😂😂😂

boqortooyoaabe
Автор

Muxuu uga booday inuu .magacaabo siyaasiga ka jooga Turkiya ma magaciisa ku adkaaday

MohamudDahir-dujt
Автор

Ninkaanow mawaxad owoodiweysay in aad islam iyo gaal tirahdo maxad uhormarinee

mahadociise
Автор

Dhalinyaradii wadamada afka ingiriiska looga hadlo kusoo kortey
Jaamacadahana uga soo baxdey
Maa loo dhiibo shaqadan ninkani la daalaa dhacayo???
Waa ninka xidhiidhiyaha ka ah kulankan,

guuletv
Автор

Odaygaan maxaa loo siin waayay warqada diifka la iskaga siimiyo marka uu dadka hortooda sanka farta ugashanayaa

MohamedXusen-fohs
Автор

Failure is the primary achievement of Somelier-Italiano (Somalia)...


Even the mational music they play was composed by Somaliland 😢, they cant even play it right.

oogdhugee_
Автор

Af ka English ka i dilay bal dhegaysta professor of ministry of agriculture.

mohameddahir
Автор

What is wrong with this government? Does it mean that they missed a fluent person? Confused!!

AbdiAhmed-sbow
Автор

Heestaas waa ta idin lugooysey.
Calan aan qaranlaheeyn😂😂😂

halimamumin
Автор

Xasan ma istaahilo. Hees ka Astaanta Qaranka laakiin Cadalad Daro iyo Basiib buu ku helay ee Rabbi hanaga Qabto sharkiisa iyo Magacxumadiisa

bosteyaali
Автор

Hadii wasiirka beeraha la waydiiyo wax ku saabsan (agronomy) wax ma ka sheegi karaa (quality products) insects disease treatment poisoning and fertilisers chemicals

CabdiQadir-tz