Hubka Culus ee Somaliland ku soo bandhigtay xuska 18 MAY 2024

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

CIIDANKA SUGIIDOONA XUDUUDA SOMALILAND EE SEYILAC ILAAA KAMBONI(xuduudka Kenya 🇰🇪)
CIDANKA QARANKA JAMHURIYADA SOMALILAND 🔴

Somaliyoutuper
Автор

Reer somali land walahi waligiin idinma gaari karo dhan kasta doorasho muuqaalka aan hada daawanayo oo ah cududa ciidanka somali land allah ha idin gaadhsiyo ictiraaf waad u qalantaan idinkama xumin hadan nahay reer moqdisho guuulaysta dal isku filaaday masha allah

NasiradannurNasiradannur-lfhn
Автор

M.a camera diina siwanagsanba wax looga arka guul somaliland idamka alle mel wanagsan ilah amarkis❤❤❤❤❤❤

Cmajiidmaxamedxuseen
Автор

4 reer e ladhawrayay meye manta😂😂😂😂😂 somaliland ayan hub ka qabsanay wax arka abiihin wase Musa idin xukuma

bpvknhu
Автор

Madaafiicdan C/Rasheed Cali Sharmaarke ayaa keenay 1969 out of the date weeye!

abdulqadirwarsama
Автор

Wale somaliland silaanyo kamaydan bayn 😢

amiraa
Автор

Mnsha allah qaniimo cusub goormaad jamaahiirta usoo wadaan, kolay waad keenaysaan, ilayn hubka rag ku dagaalamuu rabaayee

husseinaden
Автор

1% xitaa maaha hubkii somaliland dhulbahante hubkii qaranka oo dhan wuu furtay 13 beebee, 37 suu , 9 kaare, 3 pm, 8 shilke, 7 jaqaaq, 40 baroon iyo in ka badan baa dhulbahante gacantiisa gashay waar aynu xishoono oo muuse iyo nuux taani maxkamad saaro qiirada caruurta iyo dumarka intaynu iska dayno meesha qaran kuma haynee

AliHassan-cxdy
Автор

mabasheeqeeyaan waxa ay hubka noogadhigayaan waa wixii siyaad bare oo rinji lasoomariyey hadeyshaqeynayaan goojacade ayey shaqeylahaayeen

wtbesll
Автор

oo kaarayashi maaya maa reerkii baa lahadhay

mustafaabdi
Автор

Mesha ciidan kuma heysaan ee qaadka ka daaya ciidamada

goldensilver
Автор

Mancha alh guul somaliland ❤❤❤❤ cadawgii qalbada bash qac 😂😂

aaminozmohamedjamactimo
Автор

Hubkan mid ka badan yaa jubaland kali ah yaala

abdimoha
Автор

qalbi iyo raganimo ayay doontey🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️

umhymcc
Автор

Masha guuul ciiidanka qaranka somalilah guuulaysta waligiiiin oo aamiiin❤❤❤❤❤❤❤

JamiilaJiimi-xqpv
Автор

Ciidankii qaranku jiidu jogaa iyo hubkii cuslaaba ciidankan manta marayey 18 mayda waa cidankii cusbaa ee tabarka kasoo baxay walaahi hadii cidanka jiida lasoo qadilahaa in afikaba laqixilahaaa

xtkhjko
Автор

Qarankii dhamaa ma 5 suug iyo 2bebebaa . Muusoow makuwaasad Harti kula dagaalami rabtaa caruurtaan dad hakushidin

vlkeogp
Автор

LASOO DHAKH SADA QANIIMADA WAAD LA RAAGTEENE
JAMAAHIIRTII WAA U DIYAAR INAY QABSADAAN OO IDIN KALA WAREEGAANE. ILLAAHAY IDANKIISA INSHAA ALLAAHU WAA QANIIMO WAA QANIIMO. HORLE LA SOO DHAKHSADA

IYO RAGAGIXSAD OO LA EDBIYO INSHAA ALLAAHU .

samuuladsicid
Автор

Wexi horaba hadii lagu tegay kuwaan maxey galaan

nuurhersi
Автор

Soomalilnd socotay sonoqonamayse haku daba lumina cadawga unolaw soomlilnd guuuul iyo gobanimo masha allha 💚 🤍 ❤️

MarwaCabsirashiid