Qaabka oogu fudud ee Tenses-ka English-ka loo barto || Hordhac || Introduction || sheerxirfad

preview_player
Показать описание
Video-gan waa cashar ka mid Koorso cusub aan kusoo Darnay Platform-ka sheerxirfad linkigan koorsada 1aad oo ah kaliya $5 Dollar muddo kooban ka gado:
Muuqaalkan waa hordhac ku saabsan grammar-ka English-ka Gaar ahaan Qeybta Tenses-ka.
Waxaa inoo soo jeedinayo Adam Abdi Abuzuhri oo luqadda muddo dheer dhigayey isla markaana ku shaqeynayey.
0:00 Hordhac
0:55 Yaa Baran Karo?
2:12 Verbs and Its Parts
8:55 Types of Sentences and Their Structure
13:14 Wh-question Words And Sentence order
15:10 What is a Tense in Grammar
17:20 Tenses and Their Names
19:39 Habraaca Koorasyada -- Course Approach
Daawasho wacan.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

masha alah. sifiican bad u sharaxday ilah janada hakugu bishareeyo macalin

hodanali
Автор

1 I am speaking English
2 I speak English
3 I spoke English
4 I was speaking English
5 I will speak English
6 I have spoken English
7 I have been speaking eng for 1 hour
8 I had spoken English before you left
9 I had been speaking English for 3 hours before I came here
10 I will be speaking English by tomorrow
11 I shall have spoken English by today
12 I shall have been speaking eng for 5 minutes by tomorrow
13 I my mom cooks the lunch I will eat it

Aden
Автор

maashaa allah ustaad ahmed abdi waan kaaga mahadcelinayaa hordhaca casharkaaga waana cashar xiiso badan anfacayana anaga iyo ubadka naga dambeeya mahadsanid

goldenuniversity
Автор

Ustaad allaah have barakeeyee muuqaalka qoraalka muuqaalkiisu wa daciif

yasiinabdi
Автор

Masha Allah Ustaad *Aadam Cabdi* iyo *Cabdiweli* Mahadsanidiin Alle ha idin barakeeeyo dhammaantiinba.

Dawlad
Автор

mahadsanid macalin wax badan ayad na fahan siisay

ayaanhassan
Автор

Youtuberka kaliya ee aan waxka faaido allaha kaa abaalmariyo🤲🤍

najmoabdi
Автор

Mashaa Allah ilaahay dabigiina hadhaafo iyo kiiwaalidkiinba wax wayn ayaad ii Khabateen.

khadramahdi
Автор

Markii hore way iskaga key dhex qasnaayeene alaha kubarakeeyo aqoonta iyo cilmiga hayso macalin sidaad nooso gudbisyna aad ayaad ugu mahad sanatahay

abdisalanmohamed
Автор

Mashalahaaa ustaadkaan wlhi vedioyadii hore ee gramarka wax bdn ka fahmey hdanaa waa u bahanahy tenesyada waan kaa sugeen ustaad ❤📚mahsanid ustaad

canabahmed
Автор

Maansha allah macalin sifiicana ayaan ufahmay

abdisalanmohamed
Автор

Ma sha allaha macalin aadbaan kaaga mahadnaqayaa daadaalkaaga.

abdiali
Автор

Shurkn teacher abdullahi wan la socon donaa insha allah

hamdiabdiladif
Автор

Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah

anabanabhassan
Автор

Good macalin xagee kahel naa cashar ka

CabdulaaxiCali
Автор

Maasha Alaah Ardey Ayaan ahay wax badan oo aan fahmi jirin ayaan fahmey ilaahey ha ku barakeeyo

safiswisdom
Автор

tenses lee somalidaas nagu wareeriyeen wlee thanks usatad

nashadabdi
Автор

Thansk teacher I have to get many advice 😮

HassanMohamed-phus
Автор

THANKS TEACHER I LEARNED YOU MANY THINK

maxamedabdallemaxamed
Автор

Manshas allah macali balaaqo leh oo bulshada wax fahansiin kara allah haku xafido

abdikaydahmed