RAHMA HASSAN 2024 | KA SAAR DAMACAAGA | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Thank you for watching !!!

Watch The Official Music Video For
“ Kasaar Damacaaga ” By Rahma Hassan

Connect with us!
=============================

===========================

Subscribe and Listen to the Mattan Pro

Ka Saar Damacaaga

Thank you for watching !!!

''And thumbs up if you thing I brought
this video to your attention'' Thanks

♪ Full Songs Available on ♪

Ka Saar Damacaaga By Rahma Hassan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qalbiyada lagu dheelay halkaan ayan ka salama we love U😢😢

zakihagi
Автор

Rahma hassan Golden voice wlh wxan hees wey dhaaftay 🫶🏼🥹🎶❤️‍🩹
danaynta xad dhaaftay
damiir xumo mha
naftani wa daacad
Naftaada udooxan
Adaa u diktoora
Dabiib u ahaaday
😢
Dadka ila yaaba
Adoo i dabraaya
Inaan ku daryeelo
Waxaan kula dooday
Dib bu ka hagaagi
Ayaamo dambeya
😢
Darenka jacaylku
Qofku kuu dooray
Qofku kuu dooray
Haduu kugu diido
Dantaa odhanaysa
Ileen dawadaadu
Ma taal dunidee
Qofka haka daalin
🥹💔
Doogteyda xad dhaaftay
Ku daawo xal maaha
Qalbigu wuu diiday
Mrkan nalka daaro
Adaa daminaaya
Dadaalka jaceylka
😢
Ku doonay ilaa Xad
Adaase durkaya
Inaynu is deyno
Ka saar damacaaga
Usoo dabac maanka
Agtaada ku daahay
😢
Darenka jacaylku
Qofku kuu dooray
Qofku kuu dooray
Haduu kugu diido
Dantaa odhanaysa
Ileen dawadaadu
Ma taal dunidee
Qofka haka daalin
😭😭😭Hees waqtigeeda timid 😢
Qalbiyow is ilaaliya

Alonebird
Автор

Kasaar damacaga inan isdayno hees wakhtigeda timid 😮

zamiirmahdi
Автор

Abwaanka heeskan curinta mirahiisa lahaa waa hal abuure u bisil xagga curinta
Tan kale fanaanada heeskan loo dhiibayy dareenkii ereyadu lahaayeen aad bay usoo gudbisay codkeeduna waa best voice
Musican boy ninka musica tumaayana waa gacan fadhiyaa 🎉

xaajijibrilmohamed
Автор

Inanta heestan ayaga ka hadlayso ❤ love saar.... talada lagu siiyeyna sideeda u qaado taas oo ah ileen dawadaadu ma taal dunidee qofkaa haka daalin..😢😮😢😢

Askarmuuse
Автор

Ax ya jacayl ❤😰🫂
Danaynta xad dhaftay ❤🥺
Damiir xumo maha❤😢
Naftani wa daacad ❤😩
Ada u dictoor ah ❤😭
Dabiib u ahadey❤🥺


Hees way dhaftay wlhi ❤🤴 2:58

DeganMohamutt
Автор

Wakhtigu isaga kubara waxanad filayn manta oo an jawidagan iyo farxad ku suganay mudo bdan kadib oo an midawnay qof igu qaliya oo an marwadiisi noqday 11yr kadib marwalbo oo ay caqabad iyo wayo adag imadan ama aan qusto waxa uu aha qofka rajada igu beri jiray ee an samriijiriin sido kale marwalbon isasegno oo uu waxdido delqafka iyo diidmadisa waxan aha qof uu tanasusha waxaso dhan taasina waxay kentay inaan mar labad marwadiisa noqdo oo wiilkayagi curad iyo anakuma wakhti isasiino alx maso koobi karo wayahanu mudanay lkn waxan ogay inaan mudadaa dad badanoon jecla isnacnay sido kaleh dad badanoon isku dhawayn ama anaan filay bartay qiimahoda wax kasto wcn sifudud laguma helo gushuna waxay qiimo leday markad guuldaradaa aragto inaan qof ii jecel ana aan jeclay oo ah noloshaydi ugu horaysay curad kayga abihii qof qiimo badan oo ifamaya inaan helo oon la midobo kuman helin awood ee wa galad rabi iyo nasiib waxn uga socda heestan dadka ila yaaba adoo idabraya inaan ku daryeelo waxan kula dooday dibu ka hagaagi wa jawab aan inbadan bixiyay hadana aan xaqiiqdedi gacnta ku hayo alx Allah mahad leh inti isjecelba Allah haysu siqiro ❤

CabdiCawraadd
Автор

Abwanki heesta sameyay waa top qofku yahayba wa qof hal abuur curin sareeyaa

sharmakeabshir
Автор

Usoo dabac maanka agtaada ku daahay 🤦🏻‍♀️❤️🥺

QureshOsman
Автор

Naftaani wa dacad naftada u doxan adaa u digtoor ah❤ erayo mcno wen xanbarsan

ayanleabdikadir
Автор

Hees ka hadlaysa dareen qof kasta looga tagey bilaa sabab
Waa hees so baxday wakhti aan ku suganahay xaalada

11.7.2024
Danaynta xad dhaaftay
Damiir xumo maaha


Mar kale so booqdo aniga hilmaay xanuunka ayaa rajanyaaa

abdihajji
Автор

Anoo nin ah ayaba jeclaaday heestaan lol❤

abdikafi
Автор

Abwaan cali geydh heestan wuxuu kumuujiyey curin aad usareysa🦋

naasirmuniir
Автор

Eesh calaa music gacantu Kuma go'do🎉🎉🎉

mazcuudgaalaerigaryar
Автор

Wow rahma this is the
best song 🎵of 2024. You have a angelic voice ❤❤❤

FatumaHassan-mn
Автор

Raxma fananad fananad dhaftay adaba kujeclahay anigu😊

MohamedXasan-owkd
Автор

Mattan nd rahma hasan best chemistry 🎉🎉🎉

somaliyameni
Автор

She has god gifted voice inaadeertay rahma hassan💙💚❤

sadamsolteko
Автор

War waxaan hees wa dhaaftay Axsan hees ❤😢

ekxicyq
Автор

Usoo dabac maanka agtaada ku daahy hees wakhtigEeda timid😢💔

aziimhussein