Siyaasi Faarax Macalin 'Xarigii Cabdi Maxamuud Cumar M hore ee DDSI waa Guul

preview_player
Показать описание
Siyaasi Faarax Macalin "Xarigii Cabdi Maxamuud Cumar M hore ee DDSI waa Guul, Waxaana ugu baaqayaa Soomaalida Galbeed inay Midoobaan.
BY: Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Farax Macàlin Geesi Somaliyeed ayaa tahay

gediosman
Автор

Sick man maxaa laga waraysan
Sidii loo eryayba wuu waashay doqon call box ina ilay ma gaadhi
Waa nin diliyo daynba leh sidaada laguma shubto .

fadumoaidid
Автор

Boqolkiiba boqol Waan ku raacsany
xaqiiqda dhabta ah ayu sheegay

abdirizakmd
Автор

Ala soomaalisu doqonsanaa maxaa guula oromadu tay damacsantahaa kadaran

sabaax
Автор

Horaa looyiri lax walbaa shilinkey isdhigtaa lagu goowracaa, Cabdi Maxamuud Cumar asagaa halkaas is dhigay markuu awaamiirta tigreyga ku fulinaayey umadiisa oo Tvgii xataa laga waayey wacdi diini ah, waxa laga soodaayo uun ay noqotay dhaanto iyo dowladeena itobyo!!

miraa
Автор

Call box weeye ninkan xayawaan adigu mooryaanta dhadhaab gabdhaha ku kufsada 60000 oogabadh somaliyeed adaa dhigtay mesha oo yiri dhulkooday joogaan eeey

abobishaara