Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo

preview_player
Показать описание
Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo

Musicians:
Lead Guitar: Bile Cismaan
Keyboard: Bulshawi Beatz
Percussion: Bushar Famous
Drums: Buulo-xuubay
Bass Guitar: Abdi Aziz Hashi
Saxophone: Abdale Haji

Camera Operators:
Mukhaar dhuux
Maxamed mowliid
Abdalla shariq
Abdirahman khadar
Abdirahman muse

Sound Engineer:
Moha Haybe

Music Record:
Caafi Abdirahman

Editing:
Ashour Garaad

Production:
ASTAAN MUSIC
2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

DEEQSAN ABDINAASIR Rundii barteeda Ayey dhigdey xasuusdii sahro dawo 💘💘💘💘💗💗💗

abdullahiomar
Автор

Waad cadaysay inaad shal fanan tahay
Deeqsan abdinasir golden vioce

mokhayre
Автор

❤❤❤❤❤❤ Good one Deeqsan CN. M. Caydiid.

Shicibudoode
Автор

Ninkan bile cismaan halkuu ku qarsoonaa, caadi maaha aad baa ku salamayaa ustaad, Guitarka waad kaga hadashiisay 👍

balanbalis
Автор

deeqsan iyadaaba sahra dawo kaga cod macaan musicagana waa classic

ayaanlewajiofficial
Автор

❤deeqsan ❤dhal musik siday ❤u garaacayso ❤faraha eeg waa musigayste tolow ma garaacdaa ❤aabaheed ma baray ❤allaa yaa raxmee Adeerkaa ka baro ❤

YusufAhmedsaid
Автор

1989 SAHRA DAWO MUQDISHO KU DAAWADAY ❤❤❤❤
DUR-DUR BAND

farahdahir
Автор

Xasuus xamar wayo waayo 86. Waqti fiican wadankii waa soo mare dad ilbax ah asluub reer magaal ah. Siyaasad iyo qabiil landhere iyo langab iyo dad diin kuqarabanayo majirin

LibanAden-dmur
Автор

xasuusdii sahro dawo waaaw ❤❤❤❤‍🩹💘💘💘💘💯💯

ali-incc
Автор

bulo xubey ustaad waad na shiday astana hada dawasho ledahay

alfanankuukaayyare
Автор

Xasad sanaa astunta heesa inalasoo dago surta galiya

SiikaweAdan
Автор

xasuusti Sahra Abukar Abdi "Sahra Dawo"
Fanaanadaan aad bay ii niyad jabisay waayo qaladaad badan ayay gashay, runtii waxaan rajeynayaa in aysan arkin sahra abukar cabdi "dawo" hestan la gaga ciyaran😢

moudahmed
Автор

Caadi maha heestan sahro dawo ayaa qaadey wey soo dhoweysey inantu .. love it❤

Hitthesack
Автор

eeshqiyaasag sidaasa loo heesaa ama waala iska daayaa
inanta waa asal fananad talohalkeyku qarsoonayd kolay sodaan u malaynaayo waa asal reer hargeisa kolkaan eego dhawaaqa ereyada
in badan baan tabayey live music ama music toos loo tumaayo
hargeisa hoyga fanka iyo suugaanta dhulka afka somaliga lagaga hadlo

siciidcaydaruusmaygaag