DEG DEG Baarlamaanka Labada Aqal O G'aamo Bir Ah Kasoosaaray Xildhibaanadii itoobiya Taageeray Tall

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sax sax xasaanada halaga qaado xildhibaano bdn oo u shaqeeya ithpipia Xabsina haladhigo 🙏👍

abdimuhudin
Автор

sax asx wan nigu racnay hadn'nahay somali melkast on joogno wan didnaay itoubiya

DiriehMahamoud-mx
Автор

Mnsha allah ilaahay dhamaantiin ha idin xifdiyo, waa in talaabo sharci leh laga qaadaa xildhibaanada garab istaagay cadawgeena kowaad ee itopianka ah

husseinaden
Автор

Waa sax, cadow kalkaalka iyo mataleyaasha cadowga soomaaliyeed, xeerka halagu qaaado,

warsame
Автор

Xildhibaanada garab istaagay cadawga mushaarka halaga jaro, waayo canshuurteena laguma taageerayo cadawga somaaliyeed

husseinaden
Автор

waa sax wararkaasi lk maamul gobaleedka sii iyo fadaraaku kawada socdane horta heshiisiiyo hadaa sax yihiin mahadsanid

ZawjatuDrfiilo
Автор

Wallahi Aniga markaan Ra, ayigey ka hadlo 91/dii wixii Aad nagu dhigteen midda Aad maanta karkariyow haysiin Ayaa igala xun oo ka daran tan aan soo maray

Bare-zl
Автор

somali yah hala soxiro waxa magaratadah

mahaddahiromar
Автор

sirdonka somali waa in la soo xiraa
dhamaan tood

saidshuriye
Автор

Xasaanada hadaan laga qaadin waliba aan laxidhin kuwaas taageeray xabashaida madaxweynuhu hanoo dhigo xilkanaga itoobiya nin taageeray ma aha soomaali waa in tilaabo adag laga qaadaa

nimcoabdi
Автор

Walaal wax kasta Anaa jeebkey ku jiraayaanna dhaqaalihii hubkii darajooyinkii wax qabadkii ina soo raac lays lama helaayo ee balaayadu wa xagiinee isa saxa

Bare-zl
Автор

Cawaan barlamaan oo 6000$
Oo reer muqdisho ka qata hadan xasuuqa

MohamedHussein-mffp
Автор

ETHIOPA GUUL. ETHIOPIA WAXEEY JOOGAAAN VILLA SOMALIA.

hasey
Автор

Guul iyo goboonimo Allow somaalii mide labtodana iskuxash somali way cadow badantahay balse cadowgeda iyada aya iskagadaran

Najiid
Автор

Xasan sh haduu ku faanayo reerkeyga anaaba u taagan lakiin kuwaan kale looma joojin maayo xaq baad u aragtay adiga dastuurka la soo baxaayo

Bare-zl
Автор

Xasan reerkiisa oo keliya miyuu hogaan u yahay ama masuul dad iyo dal dhan lagu Aaminay weeyaan waad mahadsan tihiin culimo Allah hogaanka ha maro jidka toosan inta kale way

Bare-zl
Автор

Maxkamad milatari waa inlasoosaaraa khaainiinta wadanka khiyaamey

adoonaleadoonale
Автор

BAARLAMAANKU WAA INUU FIYAARIYAA 150000 OO CIIDAN DIYAARA SO UU U SOO CELIYO SHANTA SOOMAALIYA

maarshaal
Автор

Xiildhibana qaranka waaxan kacodsanayna itilabo lagaqado jajusinta iyo cadaw kalkalka haladilo tugada barlamanka kudhex jiira tilabo halga qado

YuusufDheere-su
Автор

Walaal caqliga ha shaqeeyo waan kuu Awood sheeganaa caqli maaha calashan waxad i dhihi rabtaa shabaabkuu xiriir la leeyahay qorin ima oggolid waa iga ilalisa

Bare-zl