Heesti Aabe 《dheeman aabahey》

preview_player
Показать описание
Marwaliba waxaan idiin soogudbineynaa
Heeso aad umacaan
Iyo Romantic Video
----fadlan subscribe
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aabe mcn Alle ha ikaa dayo adunkeyGii❤

farxiyofiska
Автор

Allow ku Naxariiso Abe qabriga alle ha ku wasiciyo😭😭😭

bishaaroshire
Автор

Ilaahay Aabahey ha u naxariisto dambigiisa iyo kii waalidkiiba ha dhaafo aamiin ilaahay janada ha ka waraabiyo aamiin 😭💔💙

khairaaliammaan
Автор

Aabo mcne cimri deer iyo caafimaad. Akhirana janadiii Allah haykaa dhawro abo mcne❤❤❤ 22 /10/2024❤❤

NimcoMacalin-ix
Автор

Ilaahow waalidken abaalkooda janadiii Ka dhig 🤲🤲aaabahu waa tiiirka nolosha, waa furha guushen, allaha no kaa daaayo aaabe macan 💞💯hadaad noolahay waa ku abaalgudi💞💯💯💯

munaali
Автор

Alla maxy erayadu 💯💯mcn yhin oo ay xaqqiiqo yihin❤❤❤AABO❤❤

hamsemohamoud
Автор

Heestan waan jeclahay jayadoo dhamays tiran cawaan helay 30 11 2023🎉 ❤

AbdisalamAbdiraxman
Автор

Aabe mcn ilaahow cimridheer iyo cibaado suuban ilaahey kusii😢😢

SmilingBeachVacation-svjm
Автор

Aabeee adan dunida ku jeclahy illhy cimri dheer iyo cfimaad ha ikaa siiyo😥🤲

ladiifoahmed
Автор

Aabe mcn cimri dheer iyo cibaado suuban alle haku siiyo 🤲🤲

AhmedQaaje
Автор

Hadii Aan noolahay Abaalkaaga mar un waan gudi Aabe 😢😢

fiqiofficial
Автор

aloow abehey mcaane ii daay 😢😢😢😢 inta abohod dhimatay alaah unaxariisto

caashoaweys
Автор

Abehey ilhey ha i cafiyo adunka ugu jeclahy 😢😢😢

SafiyoOsmaan-hcfc
Автор

Abo mcn Adunkan nolasha kuma cisho Akhiro janatul firdowsa ❤❤

MuktarGudhow
Автор

Aabahay 2009 kii ayuu dhintay ha la iigu soo akhayaareey.

wiilwaal
Автор

😢aabo cimri dheereer iyo caafimaad intuu aabohood dhintayna alle ha u naxariisto

khalidapdirashed
Автор

Aabe mcn❤❤❤❤❤
Wn kujeclhy runtii,
Nolosheyda tahay❤❤❤❤❤
Indhaheyga nuurkooda tahay❤❤❤

AdanCiise
Автор

Aabo may Allah grant you janatul fardowsa i always cry walahi when I remember you and my lovely mother
😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

matasafarconstruction
Автор

Hees wanaagsan weeye maasha allah 🤩🤩🤩🤩

cxakiinmaxamed
Автор

ilahayow unaxriizto hooyadey aabahay iyo wllkey 😢🤲🏻🤲🏻

anshaxnuur