Shini dhaqashada oo lacag badan laga sameeyo

preview_player
Показать описание
Xasan Alifle shiniile oo ku nool magaalada Gabiley waxa uu dhaqdaa shinida , intii aanuu bilaabin shaqadan waxa uu niyada ku hayay inuu tahriibo lkn nasiib wanaag wuxuu keenay fikradan oo uu kaga maarmay wixii uu u tahriibi lahaa. Hadda waa aabe farxad kula nool qoyskiisa, oo dhamaan baahiyaadkooda ka dabara dhaqaalaha uu ka helo shinida.
Waxaa warbixintan kasoo diyaariyay khadar xaaji cabdilaahi ( khadar_shiine) oo dhawaan magaalada gabiley ku booqday.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ma qayaab ayaa loo dayaa shinida marka malabka laga guraayo

somaliannhanad
visit shbcf.ru