HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG

preview_player
Показать описание
Hida dhowrta fanka Hiba Nuura
Plz Comment and shere
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖

wiilyurub
Автор

Heestan waxaan dhagaysiin jirey xaaskayga markaan jacaylka islawadey 2015 anigoo jooga buuhoodle hadana waa xaaskayga luul Caamir Xuseen waan kufaanaa waxaan isku dhalay 5 wiil Allxmdulilah

cabdirisaaqali
Автор

2040 hdipa illaahey na gaarsiiyo o aduun lajoogo dadka daawanaya wxan ni sheegaa wiliigiina kufaana inaan somali nahyy black is Diamond ma ogi ina nolaan dono wqtigaas lkn hdaa 2022 ilaa 2040 dawaneyo like isaar reply aan kaa arko long life I.a❤
Mama Hiba nuura✋♥️

Carfooneyy
Автор

kuwa dunida ugu sharafta iyo qiimaha badan ayuu ilahay garab inooga dhigay kunjeer allaha sharfo mamo Hibo iyo dhaman dumarka somaliyed🇸🇴 🥰🥰🥰

abdiasismohamud
Автор

Hees waa dhaafty runtii 2024 ayaan dhagysanayaa 💕allow cimriga kusiyaadi Hibo nuura ❤

haliimomohamed
Автор

Wllhi aniga ahuu jeceel ihayaa marwalba waan iska dhageesta waan iska oyaa Allah Hanaga dhigo dad aan kala foganin insha Allah nolol waan isla qaadan donaa Aboowe 💑💋💉😰
Allah haisku keeno inta sidhaba isku jecel wllhi Jeceel waa xanuun ahuu badh yahay Anaga Allah naga dhigo dada jeceelka daacad u ah adikane aaamin dhaha walalahey🤲🤲🤲😰💋💯💑👌

sabariinxuseen
Автор

walee dad waa dadkii hore hibo nuura aduun iyo aakhiraba allaha kuudanbi dhaafo mamo

احبكصومالي
Автор

Heesta waan jeclhy waxa dhagaysanaya anigo heley qofkiii aan jeclhy Alhamdullah waxan jeclhy hadiii alle i gaarsiiyo inan arooskayg ka daaro allow ha nakala fogeen wlhy heesta waxay sheegaysaa wuxu isaga wada yahy allow ikaa daaa ninkeyga Updifitaaah mohamud updi Noloshyda oo idil thy hada waxa kula nolnahy labo wadan isaga wuxu jooga itobiya anigna Kampala alle ha ina kulan siiyo qali Updifitaaah wlhy Noloshyda oo idil baa thy ❤️🥰adaa qurux xirir lahoo dalxiizkii niyada xalay ka wayey meel xune qalbi ❤️🥰🥰xasuustaadi igu badan ❤️🥰 23/8/2023 Maalin arbaco ah 😭❤️waan ku tuzi donaa qoraalka hadii aan gaadho qali 😭❤️miss u Updifitaaah ❤️
Xiddig yahow adoo waa
Xiryo samo ku nool baan
Isku xiizo burunoo xaqiiq isku jeclaanee
Xiskeeni is rabay baa xaygiyow xagabu
Xasiliyey kalkaclkee 😭❤️

haniwarsame
Автор

Waayo waayo. Heestan muddo kudhow 6sano madhagesan caawa si'kadis ku arkay😇. "Kuxurmeyay sidi Waalid kuxafiday sidi ubad". Heesihi hore murti iyo xikmad bee lahaayen.

27/11/22 Neyrobi/Kenya🖐️.

Abdullahgii
Автор

Mama Hibo nuuro ale cimriga ha u dhereyo.❤

WITAHOODIE-j
Автор

Raganimo laso xulay oo, aN xisaab leheyn woooow
💘💘💘💘💘💘💘
Waa itabatay heestan wlhi

filsanmuhamed
Автор

Hibo nuura iyo awoowkay waxaa Ka dhaxayn jiray xidhiidh aad uwanaagsan balse calafka Kala kaxeyay awoowkay oo aad u duqobay baan ukeeni jiray heestan xasuus waliba walaahay wuu la ooyi jiray balse hada awoowkay 3bilood hair buu dhintay ilahayoow unaxariiso awoowkay amiin🤲🥰

sakariyesaakir
Автор

Heeskan waxan dhagayzanayaa 8:43 goobtu waa Burco 25/7/2023
Waxa ila dhagayzanaya Nin Zhponahay oo lagu magacaabo Hamze Cilmizame

dowladlyrics
Автор

Waxaan dhageesanooya
7/12/2024
Maalin . Sabti ah
Saacadu ay tahay 2:24
Xasuus ayay ii noqoneesa i.a❤
Maamo hibo nuura ilaahey cimrigàada ha dheeraayo❤️❤️

MaxamedamiinSarfaash
Автор

Machallah Machallah edo macaan ❤ une vrai chanson touchant edo

imaziad
Автор

Hestaan waa xasuus waxan ka xumahay qofkaa u qadi jire inu waqtiga inaa kalaa diray mamo hibo nura Allah ku xifdiyo😘

mohamedamal
Автор

Ku xurmeeyay sidii waalid
Ku xafiday sidii ubad
Waxad xero ku leedahay
Wadnahayga ku xalanoo
Wan kugu xamdiyayaa 💋💋💋edaday qaali Hibo nuura maxamed hodoon Allah cimriga iyo cafimaad kaba hakuu dhereeyo ❤️

khadarcasoodofficial
Автор

Nice song
Kali wxa dareemi kara qof si dhaba wax u jecladay
Runti heestan meel weyn ayay itabatay
Hiba nuura afkaga caano lagu qabay

amaaljirdemahamed
Автор

Raganimo la soo xulay..
Oo aan xisaab lahayn adaa lagugu xoojee😊Allow kuxafid Habo Hibo nuura❤️

dr-abdala
Автор

Manshaa Allah illahow dhamaan fanka soomaliyeed inoga dhig midkii caalamka kadhaxmuuqdo oo aanku faano asluubtii iyo anshaxii beri samadkii uulahaana inoosoo celi allahuma aamiin

nuurcabdi