SUBXANALLAH: UAE MAXAY KA RABTAA GAZA WARBIXIN CAJIIBA; ETHOPIA BAD BAY RABTAA,SOMALIA MAXAY RABTAA?

preview_player
Показать описание
SUBXANALLAH: UAE MAXAY KA RABTAA GAZA WARBIXIN CAJIIBA; ETHOPIA BAD BAY RABTAA,SOMALIA MAXAY RABTAA?
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sharta itoobiya allah naga qabto koley waa cadawkeena ee dwladeenu ha fojiknaado ❤

sahramashaallah
Автор

Allahu Akbar ilahayow xamaas guuel Ameen yaa Allah🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

AaminaShire
Автор

Masha Allah Gaalo jabkooda weyqarsataa lkn waan lasocanaaa fulayaasha yahuuda iyo munafaqiinta

abdalashirwa
Автор

ALLAHU AKBAR guul falastiin, caro ALLE ayaa ku dhacday maraykan yaa isgaadhay

MohamedAden-is
Автор

Waxaan ilaahay Ka baryaa in dabka maraykanka Ka socdo uusan joogsan, qof muslin ahna uusan wax ku noqon, dawladaha muslimiinta waa laga adag yahay, iskama celin karaa cadawga muslinka, waxaan ilaahay Ka baryaa in uu ayaga madaxa isku geliyoo ay gacmahooda isku isku laayaan 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

Amran-xfzs
Автор

Ilahay masubadaa ha u siyadiyoo anaganaa hana barakeyooo sheekh adna wad mahadsanthy ❤

NuraYusuf-gv
Автор

Waxanuhanlyo
Audrayaa Ethiopiaya iyo Somali heshski
Kadhacay
Adisabab hanblyo hanblyo hanblyo hanblyo ❤❤

XasanCabdjamaccashara-ls
Автор

Somalia waxay rabtaa qaxootinimo X sheekh ALLAH naga gabto Aamiin

AbdirisaaqIsack
Автор

illlaahy hawsidaadiyo masiibada maraykan

tufaahahmed
Автор

Ilaahayoow shacabka falastiin xoriyad sii oo carab iyo cajaba dulmiga ay ku hayaan ka qabo . Aamiin aamiin aamiin yaarabi 🤲

sofia_
Автор

Dibulomaasiyada Soomaaliya & Ethiopia mawaxay dulsaarantahay Badda Soomaaliya
Walee Ragii Soomaaliyeed waxba Ugadhacay Diinta iyo wadaniyada Illhoow noogar gaaro aamiin

hawaomarmohamud
Автор

Insha allaah allaha usiyaadsho dhimashada yuhuuda iyo intii raacda yaarabi yaarabi yaarabi

ugaasocismaan
Автор

Emaaraatka miino ayyaa ku filan🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿

maxamadcaliaadam
Автор

Imaaraatka waa munaafuqiin ilaahay musiibo daran haku rido

husseinaden
Автор

❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo allow adigaa awoodbadan

IbnuMarwanMurjaan
Автор

Hadanka jawaabo su Ashas xasaan shikh galka soomaaliya wuu gatay lakin waxas lagayeelimayo soomaali waxay rabtaa dagaal iyo in iitobiya iskadhiicino💪💪🇸🇴🇸🇴

AaminaShire
Автор

UAE 🇦🇪 wey dayni weysay Reer Qaza ee jawaabta Allaah ha sugto

cureji
Автор

Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤

Fadxi-ph
Автор

IMMAARAADKU WAA MASIIBO SIDEEDII AH OO MUSLIMKA LOO SAMAYSTAY DHULKA ALLAH HA LAGOOYO

ayaanlecabdiraxman
Автор

آلهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا المسلمين في كل مكان اللهم آمين يارب العالمين

fathiwarsame