ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

preview_player
Показать описание
Anshax, Cabdifataax Mukhtaar, Mursal Muuse, Suldaan Seeraar, Hodan Abdirahman

Cabdirasaq Anshax
Heesta Nasri
Erayada: Talasame
Laxanka: Cabdifataax Mukhtaar
Music: Furinle
Afro Waqal Furinle Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ERAYADII HEESTA OO DhAMAYSTIRAN HALKAN AYAD KA HELAYSAN
Nasri wayne nasiib waasacoo wabi barwaaqeeda
Libin horumar iiwaaarisaan raboow kuwaydiistay
Oo dhaaxaan waa iyo aroor weelka hayn culaye
Wakhtigoo iisamaadaan raboow kuwaydiistay

Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wanay lumisaye
Midaan hanuunka iga weecinban rabow kuwaydiistay
Aduuna laba wada jiroo calaf guri kuweegaaray
Ayaa wasaas iyo ifka kalada weerkii kaliyaade

Xul gayaan diin wacan dhaqansan iyo weehad iga dhaya
Idajiya farxad iiwada ugubiyo wadna ladha tiirsha
Warsan weedhsan quruxliyo ihaga jacayl iwaraabsha
Gob wacadle wehel daacadiyo reersan ilawaaba
Hankaaba waayihii adkaa iyo wiiqayn iga maydha
Adaa waaxid iigu deeqoon wayne kumahadshaye

Wax nadura wax nadaara iyo wax nakala gooya
Inaad dhib naga weecisaan rabow kuwaydiistay
Adigaana nolosha wabax kadhiga marna weehashiyo tiihe
Nolol wacan nolol waafiyiyo nolol wanaagiileh
Nolol nasri iyo rayn rayn wadatabaan rabow kuwaydistay
Farxad waartiyo guul aan wiiqminban rabow kuwaydistay
Aakhirana wabiyada janadaan rabow kuwaydiistay

cabdirisakanshax
Автор

Waraysigiisii ka dib heestn dib ugu soo laabty 😮 😊

Fariid-
Автор

Alle haydin sharfo dhamantiin taageerayashayda soomaaliyeed

cabdirisakanshax
Автор

Inta anshax noloshisa iyo dhibkii uu soo maray ka War qabta walhi inusan nolosha ka rajo dhigayn dhabr adayg iyo dadaal iyo kuf iyo kac baa guul iyo rajo iyo riyoba lagu rumeeyaa ilahow abdirisak anshax cimrigiisa dheeree❤️😭

perfectNada
Автор

Waraysiga ka dib inta daawanaysa furinle nin abaal guda❤😊

jamalka_jj
Автор

*5 sanno Kadib Hadii Alleha awooda lihi ii Ogalado Inaan Adunka Sii joogo waxan heestan dib u dawan doona Anoo wax qabsaday ah inshaAllah* 🙏

khalloweeye
Автор

waa maalin jimcaad oo rooban alloow wiil iyo gabadh kasta oo is jecel jacaylkooda mid u midho dhala ka yeel

yahyeilkacaze
Автор

1MILLION marky heestu gaadho like saar 😂😂👍👍 waad mhdsanthy

niin
Автор

Wareysiga kadib wakhtigu cajiibsanaaa furunle nin rageed ❤ anshaxnii wakaa kan wayaha adag kaso baxey 😢❤❤

احمدادم-سزز
Автор

Heestan xataa 2050. Mid lamid ma Soo baxayso waa waayahay dhabta iyo nolosha dad badan ku jiraan
Waxay ina tusaysaa
1 xaaska wanagsan ee kula samirta
2 inay noloshu isbedelayso oo bari sidan maanta ayna ahaanayn
Waa hees qiiro leh 😢😢😢😢

mustafeabdu
Автор

Heestaan dhiirigalin ayee ii tahay waayo wxn ahay marwo xaajigeygana waxbo ma haaysto Waana ku sabarnaaa inay maalinteena imaan doonto Waana dhadhamiyay nolasha faqiirnimada Alxamdulhi wn ka bixi doonaa raali ayaan ka ahay wax walba inay inoo imaan doonto maalinteena quruxda badan inshallah Qof walba waa maalintiisa😓🥰

ikraamhuseinmohamed
Автор

Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wayna Lumisaaye. Absolutely 💯

Midaan hanuunka iga weecin baan RABBOOW ku weydiistay. أمين يارب

YAA SALAAM SALIMNAA Minal Balaa
KU SALIYA RASUULA صلى الله عليه وسلم

SuugaanSafaari
Автор

Goobta Magalda Bosaso Sacada 2:30pm sandka 2022 insha allaaah abahy wuxu iga tegey hoyaday ciyaal aan curad u ahy waxaana maraya last year jamacda hdan dhameyo wxn rabaa inaan shaqeysto iyagana aan masuuliyad iska saaro eyna igu nastaan intaanan guur iyo arimhiisa gelina ina so duceeya walalayaal wllkino muraad weyn leh baan ahye👏🥺

ANZAR_MEDIA
Автор

*Nasri weyne, nasiib waasico*
*Wabi barwaaqeed ah*
*Libin horowmar i waarisaan*
*Rabboow ku weydiistayee*
*Oo dhaaxaan waa iyo aroor*
*Weelkaan hayn culayee*
*Wakhtigoo ii samaadaan*
*Rabboow ku weydiistayee*

*Nimcaduna dadka qaar*
*Way uga dartaa*
*Waanay lumisaayee*
*Mid aan hanuunka iga weecin baan*
*Rabboow ku weydiistayee*
*Aduunna laba, laba wada jiroo*
*Guri calaf ku weegaaray*
*Ayaa waswaasiyo*
*Ifka ka ladda' weerkii kaliyaadee*

*Xul gayaan, diin wacan*
*Dhaqan-san iyo weehad iga dhaya*
*Idajiya, farxad ii wada*
*Ugub iyo wadna-ladha tiirsha*
*Warsan, weedhsan qurux leh*
*ii haga jacayl i waraabshaa*
*Gob wacad leh, wehel daacad iyo*
*Reer san ila waabaa*
*Hankaa baa waayihii adkaa iyo*
*Wiiqin iga meydhaa*
*Adaa waaxid iigu deeqoo*
*Weyne kugu mahadshaa*

*Wax na dura, *
*Wax na dira*
*Wax na daara*
*Wax na kala geeya*
*Inaad wax na dhiba*
*Naga weecisaan weynoow*
*Weynoow, weynoow ku weydiistay*
*Nolol wacan, nolol waafiya*
*Nolol wanaag ii leh*
*Nolol nasri iyo ray-rayn wadata baan*
*Rabbiyoow ku weydiistay*
*Farxad waartiyo guul an wiiqmin baan*
*Rabbiyoow ku weydiistayee*
*Aakhirana wabiyada jannada*
*Rabbiyoow ku weydiistayee*

Ereyadii Abwaan Talasame
Codkii Anshax

Liketa ha halmaamina sxbayaal

amarehadaweh
Автор

Hees qiradeeda wadata wye ❤️
Anshax boy fanankyga
Waqal channel keyga ❤️
Keep going dhamantiin wa idin jeclahy

AmiinDaroogoOfficiall
Автор

Maalinkaa heskan dhageesanaayay indhaheyga ilinta waan ku celin waayay maantana waan faraxsanahay oo 3yr kasoo wareegtay ilaahey waa qafuuru rahiim alx ❤️🔥

ikranbashi
Автор

Inta dareentay dareenkaygay gudbinayso heestani 👍👍👍like isku muujiya

samewade
Автор

Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa waana lumisaay
Yaa si qaas ah iila taageero fanaankaan
Wax na dura
Wax na dira
Wax na daara
Wax nakala geeya
Inaad wax na dhiba naga weecisaa
weynoow ku weydiistay
Nolol wacan nolol waafiya
Nolol wanaagee
Nolol nasri iyo reyn reyn wadaba
Anaa rabiyow ku weydiistay
Farxad waartiyo
Guulaan wiiqmin baan
Rabiyow ku weydiistay
Aakhirana wabiyada jannada
Rabbiyow ku weydiistay

Aamiin allow iyo anaga dhanba

MullaMadar
Автор

Hees iyadu Hadlaysa😢
Rabbow cidi Baahan
Arsaaq Xalaala ugu deeq😭

mehrawiofficial
Автор

😭😭 I don't understand
But i can feel that pain 😭
From 🇹🇷

ozlemhuroglu
welcome to shbcf.ru