Barashada Photoshop 2021 - Afsoomaali - WhatsApp : +254722662441

preview_player
Показать описание
Barashada Adobe Photoshop 2021 -- Afsoomaali kubaxaya
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsanid macalin sida hagar la'aantaa aad inoo gu faa'ideyneyso jazakalaahu kheyranI

ikaamducaale
Автор

Mahdsanid ustad | Adobe Photoshop Css 2020 ayan si Fcn u Gran
Maxaa Firqi ah Oo Udhaxeya. USTAAD

enjoygraphicdesign
Автор

Thank you so much Ustaad wax bdn Ayaan Kafaaidey Jazaakumulah Wajazaaaa

hanimohamed-mxew
Автор

Wxaan istcimaal version ka 7.0 cc 2021 waan kari waayay in aan isticmaalo brush tool dhanka sawirrada bal ii fahfaahi Ustad

yahyahassan
Автор

Thanks teacher we shall wait another lessons

ismaaciilibraahim
Автор

Asc macalin qalabkaan wax lagu cadeeyo iguma jiro computerka saan kugu ceshado see uhelaah qalabkaan

ayaanlecali
Автор

Pls hada ayan rabaa in an soodagsado qaabke uso dagsadaa

al-ixsanjinayow
Автор

Sida ugu sooqortey qalabka dhaqaajinta noo gu soo dhig kuwa kale ayagoo qoraal

najuucabdulahicabdulahi
Автор

Macalin sidee aplication photoshop loo la soodegi karaa

najuucabdulahicabdulahi
join shbcf.ru