WIILKII FAHIMO MUQAALKA QAAWAN KA DUUBAY O COD SIR AH LAGA DUUBAY QAABKU UGA DUUBAY KA HADLAY

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ninkaan maxa ku xukumi laheyd? Like saar video ga

MohamedBuskutOfficial
Автор

The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

KOKOBULLE-ite
Автор

waligaa qof qalad ka dhacay haku digan laga yabee kaas io mid kadaran inuu ku qabsado allow qeyrka nawaafaji 🤲🤲

naimamoha
Автор

Waa wada faasuqiin kuligoda subhanallah ilaahow indha xumo hana tusin

Boqoradakgs
Автор

akhas nin iyo naagba waala ba'ay .reer muqdisho Allah hanuuniyo musiibaa ku habsatay

samiyusuf
Автор

Haduuba isaga yahay oo xaqiijiyey ninka labada gacmood halaga jaro si uusan gabar danbe nooga dhibaateynin duliga

abdisalanali
Автор

Tan ceeb ma u dhina illaahey ceeb ha asturo walaahi waayaab aduunyo

nasteexocabduqaadir
Автор

*Bari Waa Isniin*
*🎁السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
✨🌙INSHA ALLAH 🌙✨
Hadi cazawajal ogaldo ⛅️
Ka Mid Noqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabi Muxamad ﷺ Rabina loo Bandhigayo Camalkooda Ayaga oo Sooman Abu Hurayra Waxaa laga Warinayaa in uu Nabiga ﷺ uu yiri
Acmaasha Waxaa la Soo Bandhigaa Maalinta Isniinta iyo Khamiista Waxaana Jeclaaday Camalkayga in la Soo Bandhigo Aniga oo Sooman
#Waxaa Saxiixiyay Albaani Boga 2959.

Hadaba Walaalaha Xusuusi Waxaa Jira Dad Badan oo Jecel in Dadkaas Ay Ka Mid Noqodaan!.
👉🏽 Khyrka Allah Drtis Ixasuusi Aan ku Xasusiisay Allaa Drtis Baarakallaahu fiiikum ✍🏿

kikialemu
Автор

Ninku waa beenaale iska kufsaday waayo markasta wuu kaboodaya su.aasha ah iyaa kufsaday. Oo askarika ika qaaday but leeyahay lkn.su.aashu waa ayaa kufsaday Aya ka duubay??? Kan ha la xidho xabsi daayiman

faisaali
Автор

Buskudoow waxaani waa Ruwaayad la jilaayo wiilkaan wiilkii gabadheena kufsaday ma aha Dambiilaha Kenya ayuu u baxsadey Daahir lacag 30 kun ah ayuu rabay inuu ku cuno wuxuu dhahay wiilki gabadha kufsaday gacantaan idinka soo saaraa ee idinkana 30 kun dollar isiiya marka ninkaan waa nin la iska soo qabtay oo layiri saas dheh qofkii caqli leh wuu fahmi karaa

vgktups
Автор

Dahir calasow gabar somaliyeed uma hilinayee ninkuu lacgka qadan rabaa

amalkhayre
Автор

Wan ka xumahay soray wll balse wll shekdi meday

farahkosaar
Автор

Calasow ninkaan marinating baalooyahayvin asigavuu stowaway baabavjeeyvbaa marinating u ah dhagayso

somalistar
Автор

OK hawiye hawiye hawiyuu xoog u Lee yahay been looking waaye

somalistar
Автор

Muxuu u hysty Videoga hduu run sheegyo

Deeqaluul
Автор

Markow kaduubayey maxow uxasusawayey in uu qalad sameyey markow hda xasusanayo asaga iyo inta vedioga heysaba qoorta inlagajaro istahilaan

inaali
Автор

Horta waa yaab ninka mba moodi kii gabdha kufsadey ninka

sacdiyocabdinuur
Автор

Somali maryooleey Waa seef la bood wax dhageysta hadda aniga markiiba Waa fahmay gabadha iney reer balwad tahay maskiin😎

bellakiin
Автор

anigu waxanba ka fahmay inay labadoduba balwadayste ahayen, iyadina khaladka waa ledahay isna waa leyahay, beerta waalaguw ada jira

saedqozta
Автор

Video waa la iga qaatay wax micno ah masameneeso gabadha adigaa kufsaday duubayna adeer sina uga badbaadi meesid

ifrahhersi