MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD

preview_player
Показать описание
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dad badan oo inala dawanayay season 1 aya hada inaga hooseya ilahay haw naxaristo inagana Alxm aan dhahno ilahayba ina soo gadhsiye 😊

zagalindhacalanle
Автор

Hooyaday part2 waysugaysay lkn waa dhimanatay😢😢 Rabbi ha unaxariisto

Maoamiias
Автор

inta xayeysiinta is dhaafisay✌😂
xayeysin man kagaaraaba

cdtvroz
Автор

Waxa jira dad badan oo la socday filimkan hasa yeshe qar kamaida ay dhinten alle ha unaxaristo 😢dhamantod

JamiilaMaxamed-soqf
Автор

Dad Badan oo xalaqadihi hore inala dawday Lkn HADA iniga hoseya ayaa jira ay ka Mid thay Ayaan Bashir Omer alha Ku naxaristo hbo mcn 😢😢😢

muscaabdeqsi
Автор

Season two hadaan isla soo gaarnay waa idin salaamay❤

Ayaanalandhe
Автор

Aan kuwada salino xabiib keena muxamed scw❤❤

YusroAbdiwali
Автор

🥺😭Waxa Kira daad inala dawady xalqadi hoòre lkin An cawa inala joogin ilahw ayagana u naxariso Anagana cimriga iyo cafimadkaba noo siyadi🤲🤲

XamdaCawil-fomg
Автор

Alx anaga oo nabad qabna iyo musalsalkeeni waa nimco rabi in loogu mahad celiyo mudan❤😢

shamsoshirar
Автор

Inta ilaawday meshuu marayey hal xalqana ka tagin one like😂

Drsiskufilan
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

dhjckei
Автор

Dad badan oo waxa jira daawaday season 1 balse caawa qabri ku jira allle haw naxariisto intii dhimatay

MunaWalihaybe
Автор

The best person ever the most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet muhammad ( SCW SCW SCW SCW SCW)

King_ceyda
Автор

Anoo xaabilo ah baan daawan jiray hada wiilkeyga waa afar bil jir alxamdulilahi

hibawehliye
Автор

To the director or producer: 10 qof oo musalsal jilaya oo aan mar keliya dhoola cadaynayn waa khalad weyn u baahan in la saxo . Sheekadu waxay yeelan kartaa jacayl iyo qiiro; waxay yeelan kartaa murugo iyo ciil; waxay yeelan kartaa cabsi iyo hayaay; sido kale waa inay yeelato qayb farxad iyo qosol iyo kaftan iyo dhoola cadayn, gaar ahaan dhanka hablaha. Waa maxay dadkan aad dhirta moodo ee qof keliyi aanu wax yar oo lagu qoslo sheegeyn! Adeer, qoraalka sheekada dib u habayn ku samee, oo naga soo hagaaji sxb. Thank you!

Abdulkga
Автор

Aan ku salino Xabiibkeeni Muxamed صلى الله عليه وسلم ❤

HamdamohamedabdiHamda
Автор

😂😂wlhi cawa waynaga qosliyen wacdara mesha kadhacaya thankz ❤team xogmal

najmanayruus
Автор

Season two akhiiran laynoo soo daa thanks xogmaal media iyo team ilmada qarsonayd ❤❤❤❤

SahraOsman-cqme
Автор

Ax maxaa dhilin inla daawatay s1kii lkn maanta inala daawanayn s2 soomaalay aan uducayno walalaheen liiido kushiheeday inta bugtana rabi ha inoo caafiyo 😢😢😢

HodanMahdi-mcfv
Автор

Alxamdulaaha hadan dib u midownay
Team.ilamada qarsoon🎉❤

ayaanathen