Sool: Ciidamo Ku Soo Biiray Somaliland

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ramadaan baa soo dhow meel looga dhuunta baa la doonayaa reerkaan waa lacag doon 2 bilood u qabta waa soo noqonayaan.

abdurahmanali
Автор

sheekadii miyaa bilaabatay (sii Soco iyo soo Soco) iimaanka alle idinka ka qaad meel loo raaco ma lahaa.

abdurahmanali
Автор

Wacdaraaley waa yaab marna xaga marna xageer arintu waa meelna lagu yaac meelna laga yaac ilaahow na astur

infaymousson
Автор

beerka jecla xaydha jecle buuhoole hakala dayso ninku waa inuu go aan yeesha Qaydhin iyo bisayl wixii kadhaxeeye wa yacyaood

naemaosman
Автор

Nidaamka askarta somalidu waxba kama taqaano 🤷‍♂️

siciidxaajimaxamed
Автор

Dadkan ciidamo maaha ee waa lacag doon malinba kii lacag haysta ayay raacayaan hadii ay ciidamo noqonayaana waa in boorama la keeno oo sool laga soo qaado si aanay mardanbe unoqon way na wareeriyan kuwan malinba qolay ugalayan

abdiwahapmohamed
Автор

Kkkkk aduunkii baa kala xidhmey habrihii lacagta soodiri jireyna guryahaa lagu xereeyey, xawaladna majiro, markaa inamada bilaha sosocda qaadkooda meel haloo saaro

mustafemaxamed
Автор

Waxaan u arkaaa in gunimo loo wada tartamayo.

daakirkadoon
visit shbcf.ru