muuqaalo qosol badan

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Kan dhiigkar ayay kuriday ilmahey aabahood siday ulaheyd oo ay ugu dhago hadleysay! waxaa fiicnaan lahayd inuu isna xaaskeygii hore saan iyo saan ayay aheyd dib dambe ninkeygii hore dhahdeen 😂😂😂

mashalaayedablaq
Автор

Alla rabiyow garoob adiga Ayan kaa magangalay dhalinyaro garoob is Ka dhaaafa wa murug iyo bahdil😊😊😊😊😊😊

MohamedNoormohamed-lcrg
Автор

Walahi 😂😂😂ma nooli runteed shuute aa ku sugaa maskin noloshay ku dishay

geenyodila
Автор

Ninkan dul badanaa waar naagtan ninkeeda u daa oo gabadh kale raadso

Janno
Автор

Haashim and his wife they're so funny really hilarious

anabnur
Автор

Asc sxb lajan waan ku wataa keep going sxb meel foog hal milyan ayan ku rajeenaya mardhaw

Aduruus
Автор

sxb waa talo ku socota wiilasha guurdoonka ah iney iska ilaaliyaan naag garoob ah mid ilma wadata iyo mid ku xukunta

maxamedsaid
Автор

Ninkaan walala qabaa naagta tan qabid maleh iska fur edeb maa ahan in ayba nin ugu shakeeyso aaba dembi ah naagtaan maba xishooneysa. Nag taan diin maleh.

Sarta
Автор

Naag ilmo wadato marka gursatid Adaa ku tala galay wax walba nin iyo naag ilmo isku soo dhalay makala dhamanayan oo ilma ka dhaxeyo wax walaba Waa inaa u duladata ama ka harta

SMATransport
Автор

Kkkkk qaasim waa iga qoslisay anaba masery

cawaalenuux
Автор

Kan maleek lee kaga hiilin karo Wllhi 😅😅

Aminaabdi-oojc
Автор

NINKA DHILO GUUSDA SIDAASAA U DANBAYSA

ilyaasmaal
Автор

Wadan raba inuu qoslo un oo shaqo rabin.😂😂😂😂😂😂

Seeykulatahy
Автор

Hhhhh 😂 garob arosow sana kudan beso 😂

mohammadhassan
Автор

Quraac qado casho, ilmaha aabohood leehaa? Kkkkk

siradm
Автор

ilmaha iyo xaaska alaha kuu daayo midkasta kaalinta aad u dirtay 100% waay ka soo baxeen

maxamedsaid
Автор

WAY JIRAAN NAAGO NOOCAAS U DHAQMO WAANA HADAY NINKA KA ARKOODAAN

ilyaasmaal
Автор

Ninkaaaas anaaaba dhib ku qawo muuqiisa iiitilmaaam sxb

abdirahimhusseinnor
Автор

Kan dhahayo wilsha ha iska ilaliyan gabar garob ah iyo mid ilma wada to walsha ka bilow ee ka ilalai wiilasha gurigina ku haay

SMATransport
Автор

😂😂😂😂shaaha garuunka dartiis miyaa😂😂😂😂😂

halimohmohamed