Dagaalkii Halganka NFD ‘SHIFTA’ | 1963-1967 | Dhaxal-wareejintii Ingiriiska Ee NFD

preview_player
Показать описание
#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
Dagaalkii Halganka NFD ‘SHIFTA’ | 1963-1967 | Dhaxal-wareejintii Ingiriiska Ee NFD
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wajeeree waraabaha ka soo carar.
Wajeer, waa caasimadda Mustaqabalka
Somalida NFD. INSHALLAH
WAA NIN SQRQNSOR AH.
MR. AHMED.

mohamedosman
Автор

WLL AAD AYAAD U MAHADSAN TIHIIN TAARIKHDA MUHIMKA AAD KA HADASHEEN. GUUL AYAAN IDIN RAJEEYNAYA

kamaaljamac
Автор

WAA Inoo Qalad inaanu niraahno NFD Waxaana SaxaN S.K.F Soomaalida koonfurta Fog Hadaanan Qladaneen Dadka Taariikhda dalka haya Saxan baa dhaha kuba kale N.F.D bey dhahaan Walaalaheygoow.

yh___yinhbr
Автор

Aaad baad u mahadsantahay walal maxamed inoo soo badi barnaamijta caynkaan ah oo Taariikhda dhulkeena la xariirto

garashiyogaraad
Автор

Abahay Allah ha u naxaristo ayaa nfd. Jomo kenyanya u xiray dhowr sano.

ab
Автор

wllo qaamus horay u soco nin cod halaasiya tahay kaape i.A GuuL wad gaari 🙂

ziciidgamadiid
Автор

Somali 🇸🇴 waxa iskugu tagey cadow faro badan, waxa loo qeebsadey sida dugaaga hilibka u qeebsato markey xoolaha dishan.

Habar dugaag kasta wan ka guuleysan doonaa insha'Allah🇸🇴💪

omnxqmz
Автор

Wallahi aad iyo aad baan uga murugoonayaa inaan arko dalkayga iyo dadkeyga soomaliyeed sida niman gaalo ah oo shisheeye ah ay u kala gooyeen, waan ka xumahay lkn wlhi iyo billahi inaba aqbali mayno oo doonimayno dullinamdaani, sankadhuudhi iyo xabasho xun way nootahay

tawosabdalla
Автор

asc asxabay. manshaa alah wan kufaraxsanahay tariikhdasoomaliya

زينببنتمحمد-نز
Автор

Oo Anagaaba ugu horeynay download iyo Siyaasadbee Maxaan Kowba u ogaan weynay oo Usoo Oodan weynay Xuduudaheena Meel walboo Somali Maxamed Dagta Loo 1960kii Waxaan leenahay Ma awoodi kareyn Okey Tan Haatan jirta maa Soo Celin Alloow Rajadeena Noo weynee

yh___yinhbr
Автор

MashaAllah walal to know my reality indeed we Next next parts fdln

sergiogufo
Автор

Wa Taarikh lakiin NFD Somali, ingiris iyo Kenya Ba Heshiyey Waana labixi in Kenya kamid tahay wa Xikmad Rabani Wana kuqanac sanahay

moha
Автор

Walalayal igu sacida o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

fiidowmrk
Автор

Ilahow burburi kenya iyo itoobiya rabiyo😢😢😢

najahdaud
Автор

Wllo waa runtaa sidaad sheegtay na weeyan, eedna waan uga xumahay sooyaalkan madow ee laga yayaqsoodo ee nagu kasey guumaystaha gaalka ah😭😢😭😢😭😢

Walee waan ku xanuusaday sheekadan ina lilah, allow haday cadaalad jirta umada soomaliyeed u gargaar

tuwa_sac
Автор

NFD waalobaxsady . Alx wankabadbadnay kubiradii somalia

jilaomedia
Автор

Kalmadaada Somalida Kenya way khaldantahay wll iska sax

waligeymailoobo
Автор

Wcs wll Mahadsanid zxp qali ah wan kugu fanaa wlhi hada fahmysid 🤣🤣🤣✍️✍️✍️❤️

kingsomaliofficial
Автор

Sxp muqaal kasoo samee NFD OGADENIA IYO DHULKA SOOMALIYA OO LAYSKU DAREY Cabirka dhulka ayaan rabaa

OBSAMETv
Автор

nfd waxan joogay intaas san waxan garanaya magalooyinka bananey liboyo
ijara mandhera weeldooni hamey

ramaaguda
join shbcf.ru