Sidee Lagu Kala Gartaa Telefoonka Fake Ah iyo Telefoonka Originalka ah!. Qaab Aad u Fudud!.

preview_player
Показать описание
muuqalkan waxa aan kugula wadaagi doona farsamooyin muhiima oo ku caawinaaya marka aad telefoon cusub ama mid lasoo adeegsaday aad iibsanayso waxaana kamida farsamooyinka aan muuqalka kugula wadaagayo, sida lagu kala garto telefoonka fake ah iyo midka originalka ah. sida telefoonka fake ah lagu gartaa. sida lagu garto telefoonka originalka ah, iyo farsamooyin aad ku kala garan karto telefoonka fake ah iyo telefoonka originalka ah. muuqalkan dabadiisa telefoon fake ah iyo telefoon origiranal ah iskagama kaa khaldamayaan.

★ ----- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. ---- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★

★ ----- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ----- ★

☑ Daawaday Muqalka

☐ LIke Gareeyay?

☐ Subscribe Gareeyay?

--------------------------------------

★ ----- Linkiyo Muhiim Ah ----- ★
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414

#android
#somalitech
#iphone
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Asc sxp nio sidee usoo celiyaa channel YouTube keyga mobelka Ayaan badeley mobel kale Ayaan soo iibsadey kadib markii aan galiyey magaca basweeekii io nambarkii iigu qornaa gm waxaa sameys maayo gm kale oo kii hore masoo noqonaayo marka sidee YouTube keyga kusoo cesheda Ani waxna ma ilaabin waa haayaa baswerka io magaca iigu qornaa io nomberkaba Marka YouTube ka iga maqan sidee ugu xiriiriyaa jiimeelkaan cusub si dhaqsi iigu soo jabab wll mahadsanid

معلمعثمانمخلصي-كس
Автор

Niyow sawir kisaa sooo baxaya mise magacisaa

CabdirixmanKhaliif
Автор

wll please hacker ma ii soo duub please please please please

Diriechannel
Автор

See usoo baxa magacaiisaa sooo bixi waayo mise magacaa

CabdirixmanKhaliif
Автор

Asc wll videoga xiga waxaan noga dhigtaa sida talefanka ama kamarada loga shubo video aad ku duubtay sida laabtobka logu shubo mahad sanid wll

mohamedbashir
Автор

Sxb aad Ayad ugu mahadsantahay muqalkan sxb waxn rabay sidee lo ogadaa in talefonkaga heckin lagu samay yay iyo in kale legnow

hudayfa
Автор

Runtii ustadi waxaad u qalantaa 1m kabadan

WAXTAR-MEDIA
Автор

Ok ustaadi. Lkn. Maxaa lagukalagarankaraan inta aanagadan kahor. Noocaad sharaxayso feegooda & orijinaalkooda waa kuwaad iibsatay. Hadaa iibsana lagaacelinmaayo.

liibaanxaaji