CABDIRISAAQ ANSHAX NINKA GUURSADOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
HEES - NINKA GUURSADOW
EREYADA - CABDIBAASID
LAXANKA - CISMAN BILE CEMOY
MUSIC - MAXAMED YARE
CODKA - CABDIRISAAQ ANSHAX
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ninka guursadoow ha guhaadin waa gobe dhameys ha giriifin haku gafin xumaan ha u geysan wlh anshax fanaan weyn

binqadar
Автор

Anshax usually image jasbue kajissow wzz

xaawocismaan
Автор

Best song fanka ayaa ku bahan anshax. Aroskayga ayan kugu sharfayaa.

daflemubarik
Автор

Abdirisaq Anshax waa fanaanka ugu shidan hadana heeso Jaceyl
U qaadey Gabadha aroosaneysa
Ee AmaL 💕💥💕💥💕👍👍🤩

alilondon
Автор

(Ah! Geeesiba dhalay waa Gaaari Dmur.. Yeah💃🏾🥀👌 )

fabiobalistaria
Автор

Waa gaari dumaree haga gaabin geesi baa dhalay It is a very sweet song

sharmaakecarabofficial
Автор

Anshax fananka wayn ee somalida ugu shidan

abdikanimoadan
Автор

Heestaan mcn waaye wllhi markaan dhagaysto xasuun galaa❤❤❤❤❤

IidleSaciid
Автор

Anshxow wan gursanayaye arooskayga wan kugu sharfaya insha allah ayaan dhow

zaalaxzmc
Автор

Wwww hees waqtigeeda iigu soo aaday 🤗🤗🤗 hambalyo inta sanadkaan ila guursaneeso 😇😇

lovemom
Автор

Nin ka genyada helow
Ku me banana ka is keen

jeyjeymuhuyadin
Автор

Genyo hishayi ha ka gabin wa gari dumaree ha ka gabin geesi ba dalayee ha ka gabin

bashiirhussein
Автор

Walhi waa fanankyga anshax legend wuu dhafye keep going pro arooskayga insha allh kugu casumin

Inajaaburi
Автор

Amal way uqalantaa inader quruxeey gobtii reer awdaleey farx nolosha inta ku dhiman

nuuranur
Автор

gabadha hanaan ugudoontay waatan gaari dumar tilmaamahaygi.yarta

farhiafarah
Автор

Hees iyo Badh Anshax soobaxay
Waa in loogu yeedhaa Fanaankan
Sanadkan isagaa haysta Kaalinta kowaad

khadarxaajixasan
Автор

Anshax wa fanan qiimo badan runti waa ehel jacayl m.a keep going bro

hirsaaqaofficail
Автор

waa hees qiiro leh ninka guursadoow ha guhaadin

ameincishqi
Автор

Legend wan kuwataa run ahantii bk loma bahna inta aad fanka kujirto ayaan kujiraa anine horay usoco Lph 🙏🙏🤞🖐🖐

MohamedAli-ulzs
Автор

Gesiba dhaley hakagabin geenyoh awdal amaal❤

nafiisanalka