Musalsalka Dhagar Xalqada 20aad

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alaa mansha Allah mama suad iyo odaygu way Isla fahmayaan gabadheenu alen yer bay xidhan tahay ee yayna wadan xidhanin mansha Allah kaliya waxaa fahmaya qof yarantisi badiye somatay

lulhassan
Автор

Mama Sucaad waa gobanimadii oo qof ah, . Allaayacizak ❤❤❤❤❤.

khayr_jecel
Автор

Good abwanka wa walid waanag san walahi ladan wa qayanayo socoto

abddirashidahmed
Автор

Laba xaasle waa Khaa in bena kawaynaan mayo😊

najmacarab
Автор

Maanta Guray iyo reerihiisa ayuun baad daawada na tidhaahdeen.

Ismaaciil
Автор

Oma qadhaan Jacayl baynu ururinaa.

filsonabokor
Автор

Sucaad waan ka soo horjeedaY laakiin imika waan wattaa

maxamedcabdi
Автор

Waa kasta o ku baryaa wa waraaq imtixaan o lagu dhiibay

MahamedYousof
Автор

Runti Dumarku wa masakin ee waxa naarta laynogu badiyay wa xanta😂😂

Zhamso
Автор

Waa in la xidho dadkan sababtoo ah universal waa ka mamnuuc Somaliland 😢

Salmaan
Автор

Dumarku wa ciyaal cag weyn maqli jiray Aabo ma rabo kulaha 😂😂

AdnanAzmar
Автор

Haben hore anaga yaab nodhamady caruusadba habenki uhoreyy mobilki ninkeda intay laboday bay xaskisi furtay bal hada eeg doqonimada intay kadaba timid hadana intay ninki isooga dhigto wn ku foray uqoraysa

ubahshafi
Автор

Intaa week la maqnatan baa hadan isla hadaladii unku celinysan xiso noga yela waxa

_afardhaan
Автор

Universal TV hargeisa waa laga mamnuucey baa la yidhi eee filmku Suu ku soconayaa mrkaa😢

SoftDreamanddeepsleeping
Автор

Waxan iswadiya maxa qof sharftisa qofkale ku xiri

HodoAyan-isfw
Автор

Filmki sawkan madhax noqday 7 minutes laba qof shekaysanaya

Maxameo....w