Musalsalka Dhagar Xalqada 16aad

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hooyada lahadlaysa wiilkeeda ee ku oranaysa sidii ninraga uhadal gobanimo badanaa ilaahay haku sharfo

raxmaabdillaahi
Автор

Mamadu abaal marinby istaagishaa runtii🥰🙏

miskimaxamed
Автор

Sucaad waa marwo gobanimada iyo dhaqanka toosan taqaana من شاءالله

FatumaAli-dq
Автор

Maamadu waa maamo doorkeda siwacan uga soo baxday, waaba maamo aan lawada haysan

Nada-pslq
Автор

wixiiba 20 minutes oo qudha ka dhigteen 😢

ABDIRAHIMAHMED-is
Автор

Ala mamamadu gobsanaa ale hadayo waa dadkii hore wlahy❤❤❤

DaahirAxmed-hl
Автор

War kani dhaan dhaan sanaaa
Hadii aaanu guriga keeni lahayn gurigiisa inay aado jeclaan lahaaa
Warkani waaba bilaa caqiil 😂😅😂😅

Amiircryptor
Автор

Dhulkayagi Hawd ayeey meeshani ueegtahey😅

saynf
Автор

Eesh cala hooyo hooyo 2025 iga dheh😅😅😅😅

djamahassan
Автор

Naa aamu ku Habari maynee meelkalad kaheliye nabsiga wiilka aad cuntay😂

warsamekamil
Автор

Maskiinka intey lacag ka cuntey hadana madax ku dhuftey walalked😢

munacabdi-lb
Автор

Hooyo fiican ayaad tahay tanyari way lunsantahay kkk

raxmaabdillaahi
Автор

Nin weyn iska dhig ayay ku ledahay war talow ma nin yar mabay uu arkaysa hadan waxay ku ledahay nin ku dar bisinka

khadaressa
Автор

Filmka dhamaystiran inte ka daawada plez🙏😭

AyaanabdirizaaqAyaanabdiri-wr
Автор

Reer waqooyigu waa dad nooc kalaa gabadha hadaan gurigooda loogu imaan xagee lagula sheekeysanayaa

dharaarshow
Автор

All Africa dadkuma arjina wata mangadii😂😂

BabkaBarko
Автор

Walahi maamada waa wax garad ala nasiib badna midkey sodoh u noqotaa

MohamudMohamed-skbz
Автор

inta miyiga iyo clfwayn ku jilaysa iyo wiilka gabadha laga qaaday mooyee waxa kale waa madhax

yaasiinhassan
Автор

Flim ku meel u socdo iyo meel.u ka socodo man fahmin😂

khalidahmed
Автор

Maanta see waxyeshen
Ma prank bad nagu samaynysan 😅😅

ZamzamXaaji-yg