ROODA KAYF AWADA U DHIBTOON OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
ROODA KAYF AWADA U DHIBTOON
EREYADA BAASHE BOGAAYE
LAXANKA MAXAMED DAYAX
MUSIC DJ ADAM
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wxan Hubaa inad heestan miraha mcn so booqtay hda iga dambyso like dhac kusii🥰

Apdalla_Montana
Автор

Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ASAD.HAJIO
Автор

Aniga ayaa kugu raacsan quraanka ayaa ka mcn yaa alaah

Cabdiilay-sd
Автор

Ilaahay qof walboo isoo booqda gamcaha haw Barakeeyo Aamin❤🤲🥲

Mawgaofficial
Автор

Allow yaa codkaas quruxda badan QUR'AANKA ku aqriya.❤

JamalAbdi-oh
Автор

Erayada laxanka codka labiska. Iyo quruxada gabadha garxjis love teeda lama haysan karo❤❤❤❤❤❤❤❤

mohamedabdirahmaan
Автор

Maxaan anigu keli ugu ooyayaa
Ama aan dartaa uilmeynayaa
Adna aad marqudha ii ogaan la'dahay
                    😭💔
Anigoo ifka adi kuugu jecel
Oo aan marqudha kaa ahaan karin
Adigu maxaad iigu darantahoo
Ood ayaankastaba iidhaawacdaa
                 😭😭💔
Adigoo irabin yaan aawadaa
Udhibtooninoo uga goin dadkee
Inaad iogoshiyo inaan kaa agtago
Labadaa miduun afka iiga sheeg
               😭😭😭💔
Aniguna asaaga kuma agdhigo
Adna aragtidaada meel fog jirin
Ana wehel aduun baan ka dhigtaa
Adna aamusnaan baad igu dishaa
             😭😭💔
Ana eegmadaada iidawa ah
Adna erey idhibayaa igu tidhaah
Aniguna agtaadaan doonaya
Adiguna ulashadaydaa kuu cuntamayn
               😭😭💔


Aniguna asaaga kuma agdhigo
Adna aragtidaada meel fog jirin
Ana wehel aduun baan ka dhigtaa
Adna aamusnaan baad igu dishaa
 BEYDKANI ILAA XAD BUU QALBIGEYGA TAABTEY ISHEYDANA ILIN BUUKA DAADSHEY😭😭😭

zaimazultan
Автор

Aniguna asagaa kuma agdhigo
Adna aragtidaadaan meel fog jirin
Ana wehel aduunbaan ka dhigtaa
Adna aamusnaanbaad igu dishaa 🎙🎵👌

ahmmedisse
Автор

Aniguna asaagaa kuma ag dhigo
Adiguna argtidaadaan meel fog jirin
Ana wehel aduun baan kaa dhigtaa
Adna aammusnaan baad igu dishaa😭

Heestan waqti ka hor bay noloshyda khusaysay lkn hadeer alxm inkstoo weli aan qalbiyan dhaawacanahy oo habbeen walba aan oohin ku seexdo haddana iminka waan soo fiicnaanaya🙏😭
Noloshu casharada ay i barty waxay ii noqdeeen kuwo aan kaga gudbo dhibaato kasta oo ani ila soo gudboonaata 😭qofkaan noloshyd ku aaminay wuxuu noqday hagaha murugada noloshayda lkn waxaan aaminsanahy maalin uun inaan sidan ka fiicnaan doonno allena qalbiga hay qaboojo😭🥰

amaalmaxamedcabdi
Автор

ax Ficnan Lahayda Hadi Waqtiga dib lo Celin karo ☝️🥺 xasusaha qarna la ilawi Karo 😭💔😭 every time I feel broken heart💔🥺💔

ubahmoahmed
Автор

Heestan saaxiibkay ahmed garaadbaan dhegaysigeeda kubartay, waa sxiib karaamo badan❤

shabbacal-gaadeer
Автор

Wakhtiga hadiii dip loo celin karo waxyaaBo badan aaan Manta Ka Qoomameynyo baan wlalHy sameeyeeen😭😔

sagalosman
Автор

Ana wehel aduun baan kaa dhigta adna aamusnaan baad igu disha 😢 marka aad Qof aan kuu jeclayn oo jacayl beena kula jiilayaa aad dareen dhabaa uu qado dhiibataddeda ayay ledahay walhi 🥺 ado oog waax walba oo arkaya Qofkan inuna kuu rabin ayad hadana kusi dhagananaysa oo waxad is odhanaysa mar walba xiliimu is badali dona isna kaliya Afka uun buu ku macanaynnaya adnaa af macanida ayabad ruun modaysa ilayn waxad tahay ruux wax jecele ALA jacayl aan lagula wadin xanun kulula 🤔 dadka qaar jacaylka waxay ka yaqann afka oo kaliya lkn jacaylka dhabta aah waxa garankara ruxii so marayy 👋

hiboahmed
Автор

Golden Voice Roda Keyf🥺❤️

Codkan kaliya qofka dhagaysta qiimeyn kale uma baahna❤

hapeepahmedpuuh
Автор

Waa markii 6aad aan kusoo ceshto war waxani hees waa dhaaftay wlhy❤❤❤❤

hanadsiciid
Автор

Qofkii ku sugan marxaladaan ookle ayaa dareemi karo heestaan macnaheeda💔😭😪

Wiilo___Hassan
Автор

Aniguna Asaagaa Kuma Agdhigo
Adna Aragtidaadaa Meel foG jirin
Ana Wahelo Doon Baan kaa dhigtaa
AdNe Aamusnaanbaad igu Dishaa


Xaaladaan Anigaaa Just Ku jiro Ilaaahyow Iga Bixi aniga Iyo dhamaan inta Qalbi Jabka DareemaYo😢😢💔💔😭

4-Septemper-2023da 09:55am

ملكةالهدوء-كذ
Автор

😭😭😭😭2021 ilaa haad u nolashayda ku soo biraay. malin qudha maa helin farxad waana oyooyaa markasta kama taagoo. heesan waa is aniga laga diyariyay. qisaduna waa sameyen buuxdaa😢😢😢 Roda kayf tnks

shugriomar
Автор

Rooda kayf cod, qurux, isteel bay isku darsty waaw erayada heesta inaba caadi ma aha ❤

Farayare
Автор

Ana wehel aduun baan ka dhigta adna aamusnaan baad igu disha marku nafsiga kugu dhaco aan arkidonaa😢😢😢😢😢😢💔 lakin anigu ka daba cararimayo

asmadahir