QAMAR SUUGAANI | CAWO | HCTV MUSIC 2020 HD.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

xidigaha geeska meel buu saaray walle qamar waa fanan qaran hore u soco

sabirinamohamed
Автор

Qamar+Maftuux Cadceedeed=Mucjisada Fanka🎤 iyo Muusiga🎹👏🎵🎧👏inaba caadi maaha.

yahyeabdirisak
Автор

Halknad ku salmantay Awo ibraahim❤ Awo dhalad ii noqo i ciiltira❤😍✨

marwo
Автор

Qamarka HirgalaY 🙆‍♂️
SHaxshax marba marka Ka DanbaYsa😅
Kabtaadu Nooma Gasho WaLaL💯✨
Hore U Soco Fanaan SomaliYed♥️🙏

rithwaanabdirahmanofficial
Автор

Cawo qurxey cizen badaney cawa sharafey daruurcuratay walshey an jecelahay hesta loqade ilahay igama qado walashey aduun ugu jecelahay 🥰💞💃

ramlobashir
Автор

Wllo hala yaabin Hiddo ayey uleeyihiin codka iyo fanaanimadabee CAMMUUU✌🏽✌🏽✌🏽🙏🙏🙏✌🏽✌🏽❤❤❤👑👑

mohamedeidnouhbhd
Автор

Qamar suugaani keep going Mucjisada Fanka 👑💫💚💭❤

gacmoofficiall
Автор

Qmar InaN KuLano Rajeynaya wlhi From Hrgeisa

rajurai
Автор

Jawi cusubo cajiibay
Tuu cindiga iyo maanku
Cuksaday👌🏽💙
Hadal makaraayo
iyo Fanaan kale toona😀

mohamedjohncena
Автор

Yaabey aanu yaabey bal eega bal dawada bal dhageysta waxn meesha ka dhacayaa 😂✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽💪💪👑❤❤

mohamedeidnouhbhd
Автор

Qamarka hirgalay 💪 marba marka ka dambeyo qamar xawaare ayuu ku socdaa ❤ horay u soco fanaankena❤🙏

ayaanabdi
Автор

Maxamed wardi (QAMARKA HIRGALAY) ✋🏻🙌🏻🙏🏼👊🏻✊🏻

mofood
Автор

0:27 ____ 0:34 intas ila eega musica yaree cajiibka siduu u dhacaayo🔥
Eesh calaa maftuuux wa ku wataa wlee libx💞

GALAYDH
Автор

Thanks 🙏 inta hees mcn uso qadey cawo dhan ila aniga 😊🥰

cawoyasin
Автор

Abti ninkan cad ceed la leyahy wxn u tumuya waxay hogaaaa 😱😱😱 wd nagaga washen jalayaal👌👌✋

nourahmohamedmuse
Автор

Heestan markan dheegaysanayo waxbadan baan dareemayaa inta ila dareenta like dhac kusiyaa

abdiazizmoha
Автор

*From Borama Qamar ahaa Team Ishq Amore*

amorevalogs
Автор

Qamar Suugaani the miracle musician.! 👌✌💙❤

somaliofficial
Автор

Ramadan wanaagsan dhamaantin walaalayaal likata saar hadii aad aragto

somalitiktok
Автор

Qamar Hirgaly mucjisada fanka waa kuwataa wlhi dhagaha unbaa ii tagan xqq bal ila arka heesta siduu ugu raaxeeste keep going baan ku leyahy wll mcn heesihiisa dhanba waaa iga gadanyihin wlhi waan ku taganahy pro🙏🏽

mariyarooble
welcome to shbcf.ru