DHAANTO CUSUB ~ MOHAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
DHAANTO CUSUB ~ MAXAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Murti maangal ah codad diyaarsan gabar qurux badan iyo wiil dhaqankii soomaaliyeed ka muuqdo ❤
Salaan boqortooyo oo idinkaga timid wiil xawaadle Buulo Barde Hiiraan somalia 🇸🇴
Love you my ogadenian people ❤️ 😊

CabbasMohamudganey
Автор

Aynu NABIGA SCW ku salino
صلى الله عليه وسلم

MohamedAbdulahi-gnmh
Автор

Kaadheeri is back 🙌 waxba lagama qaban karo dad cod macaan baa is helay tani dhaanto waa dhaaftay esh calaa thanks sxb

AbdiaziizMaxamed-ojdr
Автор

Marti waa la boqraayo gole loo baraxyo
Oo sooryo loo bixiyaaye soo dhawaw boqortooyo
Oo Ana baahida cashaq bartayoo magacaaga
Oo waygu sii badataaye been anoon ku hadlaynin waa bilkhayrvkulan kaagu

Erayo ka soo maxday maskax caafimaad qabta❤❤❤❤

sheakotourist
Автор

M.A DHAANTO IGA DHEH WAXAAN DHAGAYSANAA
27/9/24
CIDII IGA DAMBAYSA[[[ ❤]]]

Gacaliye_studio
Автор

Ay u ku salino rasuulkeena mahomed scw

GuuleedBarkhad-mh
Автор

Kaadheeri waa my fav fanaan❤ degenaan iyo style
gabadha cod dahab leedahay❤

shacniinamuuse
Автор

The best folkdance in Somali Peninsula is dhance.The pure Somali exist in Jigjiga Dhagah zbuur Qabri Dahar and Godday in Somali peninsula.

ahmedabdiisse
Автор

Ereryada, laxanka, codadka iyo music dhamaantood mid la tuuro ma leh waa ashqaraar

MohadFarahMo
Автор

Eeshcalaayow meesha waxbaa ka soo baxay wlhi dhanto cajiiba ❤

NasteexoHassan-ys
Автор

Gabadh idhahda soo dhawoow boqortooyo baan raba 😢❤ not every xalimo mid shidan bas

ambassadorade
Автор

War naagtu cod macaanaa m.a dhanto lamid ah weli ma dhageysan 😮

boqolgeelechannel
Автор

Caadi tan🔥 kaadheeri welcome laandheere

Kader.Arab
Автор

INTA TITOK KA SOO ARAGTAY LIKE ISAAA❤❤❤

BismilaahAlxm-guex
Автор

Ubax derajo codkeeda wuxu igu qasbey inaan tiktok kaso baxo si an heesto dhsmystiran youtube ugaso dhegysto waa boqorad codks keeda qof seexdsy soo toosinaya yar iyo waayelba markey ciyarta ku yeedho, wooow ❤

faisalabdi
Автор

26/09/2024 haddaa iga danbayso waan ku salaamay

MohaCaan
Автор

Oollax waxani dhaanto waa dhaaftay ee magac kale haloo bixiyo.

Waala yaabay Maxamed Kaadheeri & Ubax Darajo. ❤

mukhtarfidhiidhe
Автор

Keep going kaadheeri iyo ubax darajo❤❤❤

AdowDerow-isdh
Автор

Iscalaa Dhaanto alla yaa cizik al fananan kadheri dhul Boqortooyo

abdirashidugas
Автор

Eshcalaa soo dhawaw boqortooyo mohamed kaa dheeri io ubah darajo dad cod io qurux isku dirsaday ❤🎉

XaawoDaahir-dn