Muqdisho oo hormareysa, maxaa qaali ka dhigay qiimaha ijaarka guryaha? Warbixin.

preview_player
Показать описание
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

Item ID: FCVNSML
Author Username: leto

#SUBSCRIBE #SNTVNEWS

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Gool iyo hormar somali muqdisho alow ku barakeyo

BoondheereLibaax-fe
Автор

Alha hor mariyo ilahey ka qawo cadaw go daha kan diwada alha ka qawo

AbuukarMohamed-vt
Автор

Ciidamada police milatarey xabadaha hanaga dhaafaan f.g kaxda xaafada suuqyaraha kaxda xabadaha hoosaa loo dhigaa

AbdinorMohamed-bbsc
Автор

Dhisma ma ahan priority.
Waxa priority ah nabada

yaqubabdi
Автор

Guryaha qaaliga ah nolosha aad ayay ugu adkeeyeen Dadka qaar ijaarka.qaaliga ah qiima.dhimis halagu sameeyo

nurfunny
Автор

Waxaan dhihi lahaa magaalada muqdisho wey weyn tahay meelaha ganacsatada maalgelisay iyo meelaha kale isku mid ma'ahan qiimaha ijaarka, dabaq iyo guryo casri ah ayaan rabaa lacagtana waa qaali isma qabato ee waxaa la yiri taagtaadi iyo tabartaadi wa inaad talaabsataa caasimada wa in la qurxiyaa dhulkana wuu weyn yahay sidaas u fahma, oo u garta.

KING-HASSAN-OFFICIAL
Автор

250$ lol, we pay 3, 400$ a month for one bedroom in Toronto.

hoyadaa
Автор

Magaladan khawaarijtu in ay cuurayamido bay mar kasta isku dayaan lakin ilaahy xagiis bay ka nooshahay

hannanhappy
Автор

The salary its the biggest problem in somalia, and not the house rent

lfc
Автор

Shacab iyo dowladda ba isku meel wada deggan

farukhali
Автор

Mel kasto ay joogan sidan ayay qaali ugu dhigayan .
Nairobi ayay nagu dhibeeyn

yaqubabdi
Автор

Dhilka an heysano wuuna deeqa balse dowladii nawada deeqsiin laheyd maheysano aad baa uga xumahay inaan aduunka ka dambeyno

Zakariya
Автор

Waxyabaha yaabka leh waxa kmid ah qofka muqdisho joga inta ugu badan waxa uu ku shaqeeya inta la isla ogyhy waa 300$--400$ bal hadii kiro uu ku dhiibo 250 bal imisa usoo harayso walow dadka qaar ayba ku shaqyan 250 hadii ayagana kiro ay ku dhiiban 200 maxa uso harayo qofkas biil aya udhiman koronto biyo hadii caruur ilahy siiyay schoolkoda dugsigoda macnaha islama socdanba daqliga uu qofka ku shaqeeyo iyo guryaha kiradoda yaaab wYe

zakariye
Автор

Somali guri qurux badan intee dhisaan baad arkeesa meel lagu nasto malahan oo malaha supermarket oo malaha parking qaarkood turkey 200 dollar lagu dagaa guri qurux waxaa keenayo dowlada turkiga guryaha dhisto oo maalgaliso maadama wadan dalxiisayaal badan soo booqdaan ah dowlad kasta somaliya imaata wax guri dowlad dhiseeso majirto gamacsato majixin jixayaal baa dadki kaqaadayo guri kiro qaali ah oo caruurta meel ay ku ciyaaran xataa heesan ama parking lahen war kadhisa magaalada banaankeeda guryo nafis leh oo qiimo jaban inta ka dhaxeso muqdisho iyo afgooye melaha cariiriga mustaqbalka lama dagi doono oo qaaliga😂

HaabiilLove
Автор

Dowlada waa ineey lacagta guryaha lagu kireeyo ku jaangooysaa lacagta soo gasho qofka xoogsado bishii ama sanadkii waa ineey sharci usameeso maamulka gobolka waxaad moodaa in dhanka maamulka hoowshiisa eey gaabiso

wararkasomalia
Автор

Hahahaha laba sano ka hor kuwi socday miyaa mise laba sano ka yar bey ku dhismatay kuna qaaliyoobeen guryihi 😂😂😂

HassanHassan-mtnp
Автор

Markey bataan iyagaa dan u raqiisinaayo halaiska sugo i.a😊

jamilanor
Автор

Jahligu waa dhibaato guryaha inay qaalliyoban miyaa horumar ah ?

abukarmaxamed
Автор

Gobaladii ayaa laga soo wada cararay oo Muqdisho kaliya ayaa leeysku soo guray sidaas daraadeef ayay guryaha qaali u yihiin. Gobalada dadka ineey u noqdaan oo ay dhistaan ayaa fiican, si sicir bararka uu u yaraado

malaboa
Автор

Maxaa diidayo in degma walba u dhisto guryo si dadka ubixiyaan kiro, kadibna asagu ku wareego deenta ka dib.

saladmohamed