Musalsalka Dhagar Xalqada 12aad

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar
#somali film, Musalasal
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxar yar oo jaban baanan ka tagayn banku qolsay wa funny ninkasi talent buleyahy wlhi😂

Zhamso
Автор

Ninkan waa legen wa pure talent waa cunay kulaha wan isku waday legen👍👍

Maxameo....w
Автор

waxar jaban baanan ka tagayn kulahaa ninka kaliyee filimkaba nagu haya waa funny ninkani walee 😂😂

indhadeeq-ru
Автор

Filmku inta kale wa 10/10
Ee xaga camera iska hagaajiya

IfraaxSaleeban-je
Автор

Ninkan ajaanibka anaaba ka helay mcn weeye😂😂😂

AdnaaAhmed-rsrl
Автор

Oo yamanigu waxkasta macaan bu dhahaya ❤😂😂😂

FaadumojaamacDhamac-eqcc
Автор

Ma jiraa qof sideydo kale qeybta odayasha badiyaha iska motida 😂😂😂

farhiyaahmed
Автор

shaqadaydii hooyo iyo aaba haya kulaha ku tutujiyo😂😂😂

abdisamadbulshawimedia
Автор

Widh widh wa qasiis inan kumad rabayo kiilayaha iyo melah kuqab qabatan rabay kulaha😂😂😂😂😂

samsamxajiisaxan
Автор

Wll like ta ugu bob siya wakhtii baa ka kalaye❤❤❤❤❤

azmaxiin
Автор

Ninkan carabkaa mcaan weye anaaba jeclaaday😂

NiciimaMaxamed-koof
Автор

Inanka ay ladan is barteen caadi maaha anaba jclaaday caadi maaha😂😂😂😂

farxanccwad
Автор

Hhhh dhagarta labade musasalku waa labadan wiil ee uu dhly odaygu 😂😂

MaasNoJumbo
Автор

Ladan wiilkii ku soo tabcay ma Yameni gan bay ka raacday 😢

bilana
Автор

Wakhtigaa. Aad. Ugaaban. Soo dheereeya. Wll

SuhaybXasanmahad
Автор

Gulshan dhabta ahi wa arkhirod badbaado

MahamedYousof
Автор

ماشاء الله هذا الولد من اليمن جميل جدا😂❤💋

nabiihashucayb
Автор

Filimka horta maalmahee baalasoo daayaa asxaabey???

mohamedosman
Автор

Dee haaye meeyeen qaybihii kale filmkaba waxaan arkay 17ka January, 12 qaybood markaan marayay ayuu soo af go'ay ee igasoo hagaaga 😂

UgaaskhatherMostapheHassan
Автор

Salaam Alaikum Akhayaarta waad mahdsanid Yihiin iyo waliba team ka waa qofkii 55 Ee video gan daawada thanks 🎉🎉🎉🎉😂

hodanibrahin