10 Hab oo aad Wakhtigaaga ku Maarayn Karto (Time Management Tips) I ~ Mubarak Hadi

preview_player
Показать описание
10 Hab oo aad Wakhtigaaga ku Maarayn Karto (Time Management Tips) I ~ Mubarak Hadi

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

- Time blocking - waqtigaga xadid maalinta inta productive noqonesid
-Single task - hal shaqo qabo halkii marba
-To do list - qorsho sameso waxa qabanesid dhan warqd ama note ku qoro
- 80/20 - waxaqabanesid inta ugu muhimsan sifcn uqabo ayada natiijo 80% boqolkiba kusiineso
- Pomodoro - take break every 30, 20, 45 minutes
- Biological prime time - waqtigaa energy hesid waxbdn qabso

ayubmohamedhassan
Автор

24 saacadood
Ilaahoow waqtiga noo barakee kuwii Kheyr ooga faaideysta naga dhig yaa Rabi
Jzakallahu Kheyr walaale.

lulxirsi
Автор

15:00

2:10 Parkin's law
4:24 time blocking
5:07 promodoro technique
7:06 single task
9:46 pareto principle
10:44 to do list
11:32 biological brime time
14:24 eisenhawer matrix
16:59 newton's first law
18:00 The two minute rule

unknownperson
Автор

The two minutes rule waa xeerka aan isticmaalo.. waaw

GaBal_DaYe
Автор

Run ahaantii dhibaatoyin baden oo I haysta ayaad sheegtay xalkoodiii ilahay ha ku xifdiyo wlll guulayso 2 bada daroodba

ladna
Автор

Ustaad xabiib 💚 mnsha allaah waad naga yar raagtay waanu kuu xiisnay alle haku.sharfo.

mohmedamin
Автор

Mubarak wll ilahy haku xisfiyo wan jecelahy markasta sidaad wax nogu bayamisid masha allah

naazirooy
Автор

May Allah bless you my younger brother I will never forget our book club it helps me lots

historynerd
Автор

Waqtigu waaa waxa ugu qaalisan ee qof bini adam ah heysto .
Marka walal waqtigaga waliga ciyaar ciyaar haku lumin

muhsinfiinto
Автор

Waa muuqaal runtii aan ku tilmaami karo guusha furihiisa.
Mahdsanid walaal mubarak.

hamzaabdirahman
Автор

De wllo Mubarak xaly adiga kugu riyowdy wlhi wan amini wyey mshaallh allah kuxfdo

ifrahmubarakosman
Автор

Love you bro for the seek of Allah thanks for your coaching 🥰

farahaden
Автор

Waa mahadsanitahay walal wlh time mangment aa dhib ku qabaa 10 howl aan is dul saara kolkuu deadlinka igu dhaci rabaa waali ku qabtaaa

hafsaabdi
Автор

Masha Allah
I Gained a lot from this channel
Thnks ustaad

muniich
Автор

Multitasking waa wax an marwalbo sameyn jiray oo aan aaminsanaa in ay ii tahay awood an wax ku kala dabaro, laakiin maalin baa TikTok Video an ka arkay oo kusaabsanaa in multitasking-ka aad ku miss gareyn karto small details muhiim ah an kaga bartay in marwalbo aysan beneficial aheyn oo marar badan ay muhiim tahay single task focus inuu qofku sameeyo.

garaadsan.
Автор

Mashallah ustaad dad bdn tuusale utahay o wax badan kaafaidnay

sultancksomaligamer
Автор

Sallam Ustaadii .
Dib usoo dhawoow .

Session aad u muhiim ah oo wakhtigii loogu baahida badnaa yimaaday oo aan wax badan ka note gareeynay weeye, Ilaahey SWT haku barakeeyee.

Mahadsanid oo Maamuusnid Ustaadii .

ahmedbarkhad
Автор

Maanka iyo maskaxda, aqoonta, awlaada, maalka intaba alle hakuu barakeeyo

khalidismail
Автор

Waxbadan ban kafaaiday ustadhii shukran 💕👌

abdikadiralitawane
Автор

qorsho iyo nidaamint waqtiga oo isugu jiro weeyaan ❤

XuseenMaxamed-zp