KHADRA DAAHIR IYO AXMAD CALI CIGAAL ALLAHAYOOW INOO SAHAL WITH LYRICS QAARAAMI XUL AH

preview_player
Показать описание
**Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!**

Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.

**Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?**

- **Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:**
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.

- **Muuqaallo Taariikhi ah:**
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.

- **Sheekooyinka Heesaha:**
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.

- **Isku Xirka Jaaliyadda:**
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.

**Maxaan U Sameyney Kanaalkan?**

Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.

**Ku Soo Biir Kanaalkayaga!**

Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!

Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!

---

GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN

WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079

WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA

Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390

WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED

SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning

by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan kugu sahwiyayoo
Waan ku saadaalinaayoo
Muddo dheer ku sugaayee
Haddaad sigatay Sigatoo
Surya Oodan iyo HALIS
Kaa SAARAY MAWLUHU
Waan kusoo SALAAMOO
Sarreeddaan FILLAAYEE
Siddaad ii Oggayd baan
U siddaa JACAYLKEEE
Kaamana Samraayeee
Waan kugu sidkanahee
ALLAHAYOOW inoo SahaL.

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Waa hees qaaliy runti aaad ban uxasuusta galab casarah ayaan dhageysanayayey

ClraxmaanismailMano
Автор

Waan ku soo salaamo sareedaan filaayee
Sidaad ii ogayd baan usidaa jacayl

suxufiabdiwakiilbuux
Автор

Sayma oodan iyo halis kaa saaray mowluhu weeye, Saymo maaha kuwii roobka laakiin markan waa meel gerigoan ah oo khatar ah waxa laga wado.Si wanaagsan ayaad ugu farayaraysatay inta kale mahadsanid

Qabooje
Автор

Waa hees kamida riwaayadii Biyo Saretagay waa la sugayaa ee abwaan Dacar oo la dhigay 1980kii qiyaastii. Naaxyadaa macaana waxaa wada sameeyey Cigaal iyo Saalax Qaasim.Heesaheeda kale walaal inoo soo geli. Mahadsanid Geedi Shaambow Studio

axmed_deeq
Автор

Heesta waxan Ku xusuusta 2012 radio hargaysa

soraanmire
Автор

Waa kaas ilaahay u sahalayba Somaliland

guledkilaaz
Автор

Adigaa sasabanayo
Kaymaha sifaarka leh
Sacabada ka tumayee

mohamoodhassan
Автор

waarma kama hadhin heesihi horee somaliyed hada waa iga amuus caad

houskeymattanmanchaftyoutu