KALAMAAN 11 OCTOBER 2021

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 11 OCTOBER 2021
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

HHhhhh qosol badanaa, waan jeclan laha in somali ay run iyo ben kala gartan. Hangolka wan ku salamy sonoqod wacan

Qaali
Автор

😂😂😂😂Soomaalida Kenya 🇰🇪 hadey farxada Soomaaliya u dabaaldegaan waa lagu qaraari dhiigooda iyo hantidooda yaan la boobin Soomaalida kalaa udabaal degeysa. Guryihiina jooga

sadiamohamed
Автор

Siyaasigii run sheego toogashaa lagu xukumayaa midka dhahay magaciis nimanyahoo Waan qoslay😂😂😂😂

fuadfarahh
Автор

Asc anaga caawa waxaa naga qoslisay Habartii QADIIJA waxay tidhi gaadhigii aan xildhibaan barkhad batuun u iibin lahaa waanla noqday

mkhadamkhadar
Автор

Degdeg xagey tala dorashada waa laiska dayey.

yussufhussein
Автор

Rer waqoyi hala yabina magac radis waye, melahanu kaso galay

Qaali
Автор

reer woqoyi ben mayaqan waayo wuxu yidhi safarbaa latagayaa iyo socoto dhero sonoqod lahayno

faysalaxmed
Автор

illohow rabiyow Somalia ugargarr noogargarr garabgal cathowga Somalia khaasatan midka sokeye dhabadilifka oooshisheye kalkalka marabna rabiyow nagakhabo mdw farmajo waxnodama lawaaaa aabow sonoookhooo markale adhooo nabaaadddd ahhhh Nolow gulleysaaa walligaaa garabgal allah cathowgaga Somalia cagtahoostiisss cidanka hooga allajecliya gorgor haramcaad danab cidanka cerka badda waranka cidanka Nisa cidanka dufanta gulleysta Somalia hanoolaata walligeed allah garabgalo cathowga Somalia cagtahoostiisss farmajoooo Cafimad iyo cimridereeee allah uziyathiyooo gulleysaaa walligaaa garabgal allah gull wacan farmajo gulleysaa i.a

muminahmed
Автор

Kkkk
Klaaman waa xigmad
Iskuguu jirtaa run iyo been

cabdulahiciiro
Автор

Xaya wan saxex kuwan
Kala man ee af ku xoglayal
Cidi wax idin dhibtana waydin aman tan cidii idinka sisa na wa aman tan
Car hadii any sida ahy n. Shega
Cida ad mishar ka qada tan ilynn
Cid bilaash ku shaqysa Ma jirte
Af madiilla yaaal

MuscabAbdi
Автор

Qofkiinii been yar haysta haku fara adeygo

nimabbaas