Sharma Boy Nasta Official Video 2022

preview_player
Показать описание
Social media akoonyaasheeyda dhabta ah.

TikTok: Sharma_boy006
Snapchat: SharmaBoy4Real
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Noloshada Kii Ka Xun Block Sar An other level🤴❤️🙏

ayaaniitaofficial
Автор

Aheey Aheey Waxan Maxaa Waaye Walaalka Dhiiga 🩸 Sonoqosho Dab Leh Waa Kaa Filaayay Habaar Waxba Managa Qaban Karo Mataan ✊✊👑🙏🏻😎

maslaxmideeye
Автор

sharma boy sxb waan kuwata heestan maanta aniga xitaa waxey iino qotay dhiirigalin walhi hadaan arkay somalida qaar waxey galaanwaan arakay ciyaal xamar horay ha usocdaan

djabalinga
Автор

Sharma boy waa tegay Habaar lagu kari waa Legend always legend 💪

diraacofficial
Автор

Fanko dhiman rabo ya bad baadshay SHARMA LE MOHO🤷‍♂️❤️🔥

kingjezteye
Автор

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
u Naxarisanayaa."

Ku salli nabiga Scw❤️
#loov saar #dhehe mahadsanid

Siciidbashaash
Автор

Waligiis Calankiisu ma damo Walal Sharma Viva Ciyaal Xamar kuwa so maraya 2000 Jaaw

Abdullahi-Daacad
Автор

THIS IS HOT BRO KEEP IT UP ABAABA 🔥🔥🔥🔥🔥

SoyafilmsStudio
Автор

Sharma poi from turkey i like somali music
Kk waa bentay liketa isara 💙😂😎

ahmedofficial
Автор

Hees Sharma leeyahay oo "ciyaal xamar" aan ka maqleenin malahan.
Ciyaal Xamar love miiran baa tihiin ❤️❤️❤️🇸🇴💙💙💙

somaliofficial
Автор

Wan filaayi inad wax badan badaleyso guleyso sxp

bondhereproduction
Автор

Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem 😭☹

ismaip
Автор

Weligaa ha yasin wiil harti 😎❤
Couse cumar cida sarta 😁
Awoowgey axmed xirsi
My Dhiiga ❤

fatxifanka
Автор

It's crazy how many people come back to this every second. this song is legendary 🇸🇴❤🙏

Tartiil
Автор

Waligaa hayasin will Harti 💪💪
The best Somali rapper ever
Legend keep it up 👍

leebashirstudios
Автор

🎶Nasta lyrics🎶

Wiilow waligaa hakabaqin vaar
Niyada haka saarin hamiyada qaar
Noloshaada Kii kaxun block saar
Ula dhaqan dadka qaar sida aar
Kuwa kunaceb noloshaada ka saar
No face my nigga Sharma ii daar
Ciyaal jam iga badan ha igeyn baar
Ha iga sugin wiligaa ii gar gaar
Aabe waxaan dhahey waa howraar
Qeyrka kahar waa hadal habaar
Kan waa tagayee soo bar baar
Ama sidii dumarkii isoo habaar
Kanoo kalaa ku macaan garbasaar
Nin iyo naag keetahey kala saar
Musikeyga kugu haayo xumad-kaar
Waxaan waa kadareey dab iyo naar
Jawi ban kujiraa ilaa cabaar

ii soo qabta madaxa aan kasaree kabta
I am libaax markeey tahey dhabta
Intaan ku dilaan waliba cunaa sabta
La imana weydiin karo sababta
Cause Cumar cida sarta (aay)
Caalam kan ugu wacnaa farta
Mana baqo wan aqanaa shabta
Balan weeye inan idin baraa edebta
Ciyaal Xamar waxaan kala socdaa
Laabta ❤️
Ima qaban kartanee dib u laabta

ila arka waxaan wan ciilee
Sharma soo laabte maxaa ka filee
Wili wan noolahey ma isdilee
Kulahaa Sharma shimee cayilee
Iga daa buuqa aan kaa qayilee
My speed sida Cabdi Bile 🏃‍♂️🛻🇸🇴
Saxiib manihin maxaa u jilee
Markan kuhor imaadane waa qajilee
Saxiibkeyga Musaay ciyaal jiiro maskiin lee ikasaay ❤️
Sida qof shaxaari ma ihi Qasaay
I am star hadeer Anisaay 💯
Dhalin yaradaan u ahey hesaay
Xubi ma rabee igadaa bi'isaay
Ana labisaay cano geel ka lisaay
Somali rap anaa idinka dhisaay 🇸🇴
Murti adaa igu dhaley mama Shamsaay mama mama Shamsaay 👑

Wey igu daba lumayaan (aha aha)
Balse wey igu dalayaan (aniga)
Intaa aneey i hadal hayaan (haye)
Kuwa ila mida Soomaali kama dhalanayaan
Soo ma arag aneey igu dayanayaan
Naftooda maba aaminayaan (sax)
Wax cusub lama imaanayaan (hee)
Meel cidleey ka qeylinayaan (hee)
Hadana arag wax igama qaadayaan
Wali ima baran wey ibaranayaan
Soomaali jug bey wax ku baranayaan
2002 bey soo marayaan
22 maxeey iga jarayaan
Waa qasab ineey ii qirayaan

Wiil tashadey kii dalka shidey 💯
Fans keygaa iyidhi waa dadaashey 💯
Dhalintaa igu tiri waanaga waashey
Iskuma dhiibin nolosha wan dabaashey 💯
My nigga rapkan waa ka xamaashey
Kuwa iga horeeyey wan ka xanaaqshey 😂
Ha ii maleeyn nooca dhaho wan daadshey
Waa aniga kan kaliya kor u kaadshey
Fankoo dhiman rabo yaa bad baadshey Shaley bad baadshey Sharma lee maahoo

Wan kuu sheegey maalintii
Waxa igu jiro waa taalentii
Balse ima qiimeynin ashidanti
Mar dambaa ii noqotey marti
Soo ma arag inaan lahaa Karti
Waligaa hayasin wiil Harti
Soomaali oo dhan madaxaan sartey
Wan ku dhaartey weyna ii gartey
BBC ban siiyey wareeysi
Waxeey idheheen fankaa u tahey Messi ⚽
Nin rag ah ogoow malaha yareeysi
Agteeyta waxaa katahey taqsi
Erey iguma qaato il biriqsi
Awowgeygaa ah Axmed Xirsi
Amaan duulan ku ab tirsadey
Saa soo tahey afaaro qabiil wan ka fiirsadey yo

nasir
Автор

Sharma is very poetic and talented✔️
Best Rapper in east africa✊.
The best singer💓🇸🇴

Abdi
Автор

Fanka Kii Badbaadshay adi Mahoo #Sharma__Boy

Mo_Bulshaawi
Автор

I can’t believe this young man is in America now, am so happy for you Sharma ❤️
See you soon in America Insha” Allaah

Badgirrll
Автор

Finally come back with another banger my brother sharma boy legend 🙌 💪✊

liilbaliil_official
join shbcf.ru