Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada | VOA Somali

preview_player
Показать описание
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee ku aadan sameynta waraaqaha aqoonsiga ama cadeynta dhalashada muwaadinka. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa waxa doolad lagu yaqaanay muwaadinka kudhashay wadankiisa inuu helo dhalashada wax badan baa lasugayay 1991 ilaa hada ok dib haloo soo celiyo dunida aan ku nool nahay waxaad ka sha qeeya diiwaan galinta dhalashada dhimashada guurka iyo kalataga maamul kasta gobol kasta iyo tuulo kasta dalmudooba dad israaca Somalia guul iyo gobonimo

MohamedAden-volj
Автор

Waa in waraaqahada dhalashada aan dhacayn maamul goboleed, degmo iyo tuula kasta samaystaan., computer central ah la geliyo. No more muqdisho keligeed inay Soo saarto,

ainanshedayr
Автор

Warqadaha somalia laga soo sameeyo ama warqad dhalasho ha ahaato ama warqad shahaado dugsi sare ama warqad shaqo kuli wey diidaan walaahi waxey aminsan yahiin iney buk tahay hadii dowlada somali soo sameysi xataa wiil abti u ahay Dvlottery 2024 interview ka waxaa la dhahey warqada dhalashada ma aqoonsani warqadaha soomaalia ka imaado wax saa dhahaayo waa safaarada America oo ku taalo Nairobi Kenya dadka Somalia dhibatadaas ayaa heysato

markaafgooye
Автор

Warqadaha dhulkana waa inay dowlada hoose ku soo wareejiyaan shakhsiyaadka heesta.

truecomment
Автор

Waxaasi dowalad sameyneysa arinkaas dowalad maha isbaaro shaati

ayaanmaxamed
Автор

okey. lkn waxaa, qaladaayaan qorlalka masaxaan intah badaan macagu mar waa marano Saas marano sii kale

halimahilowle
Автор

waa xaaq qofka somaliga leyaha dadka nacafiga ka raada deblaqa wa waxan isbedelin inlacag laga raadiyana wa qalad o mida aheyina lacagku qaada dadkuna waba naga aminbaxa se lo amiina somalinimada wa dhaqan xun on la isaga hereyin

MXuurahe