Update ku saabsan DV lottery 2022

preview_player
Показать описание
Join this channel to get access to perks:

#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#
Join this channel to get access to perks:

#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dv lottery aan ka hadlaayo waa 2020 dadkii xarastay

shaaciyeoneshow
Автор

Inta anan sifiican u fahmin ku jahwareeray like saar si naloo fahmsiiyo

hormarkatechnologyka
Автор

Mahad sanid ilahey 2021 xareysty mad sheegi wll


ilahey hano rumeyo amiin

abdishakurahmed
Автор

INTA DABADAY IS WAYDIIN DOONTA, MA 2021 DADKII XARAYSTAY AYAA LOO JEEDAA MASE QOLO KALE! Waa tan jawaabtu:

2021 haddaa xaraysatay, waxaad ku jidhaa 2023 team-ka la yiraahdo.

Hadii aad 2020 xaraysatay, 2022 team-ka la yiraahdo ayaad ku jidhaa oo kuwa hadda fariintu ku socoto ah.


WABILLAAHI TAWFIIQ

Bwalde
Автор

Thkis yoou my brother. Shaciye. Waad mahdsanthy waan la soconaa. Waana sugi heynaa interview in Sha alha. Alha. Noofududeeyo. Walkey. Waana kaa sugi heynaa interview intaan la garin. Estebyaha la marayo wall. Noosoduub. My brother. Aan kaa faaideysano my brother. Thkis yoou ❤️

muhumedasmadey
Автор

Shukaran my brother adban kugu mahat celinaya wa nacawisa alaha ajar iyo xasanat ka siiyo wllo

mrmohatheloverboy
Автор

Madadkii xaraystay 2021 eehada sugaya natiijada insha alah 2022 ilaahay hanagu asturee shaaciyaw bal information buuxa nagasii dadkana ufaaidee

ahmedendris
Автор

Shaciye waan ku salamay marka hore
Marka xigta 0ct1 2021 mise October 2022

samataromar
Автор

Wll shaciye group nosamee Dadka ah dv lotariga sii layskuwaresto qofki garanwayo lacawiyo

إيمان-عخل
Автор

Tnks macalin xaliye guul ayaan rajaynaynaa inshalh

mohamedmohamud
Автор

Wll shaaciye waad mahadsantahey waxbadanna waad nala qabanaysaa
Waraysiga marka lagaa qaadayo suaalaha lagu waydiinayo maxay yihiin waad mahadsantahey

cabdiwacdi
Автор

Ustaad legend ayaa thy alle haku barakeyo ❤

niiniileasencio
Автор

Wll thanks shaaaciyeone show aboowe dadki xaraysty2021 kaso hadal

kaaficabdilaahi
Автор

#Shaaciyow
Ma dadki 2021/10 xaraystayba mise dadki 2020 xraystay

cimraan-zergio
Автор

Mahadsanid walal shaciye for your help.

Ridwan-Mohamed
Автор

Hn allah ku barkeeyo inshallah nasiib fiican ayaan rajaynayna

mowliddilwom
Автор

SHAACIYE ONE SHOW. WA LAAL WAN KU.SALAAMEY

sahalhouseabdi
Автор

Side lo fura akoonka bal noga so falow eng thnks

abduqaadirmaxamed
Автор

Kuwii ku gulesto na alaha naga dhigo dhamanteen

mrmohatheloverboy
Автор

Illohow amuuraha noo sahal team 2021 🥰✌

liilbaliil_official
welcome to shbcf.ru