Baro Node, branch, iyo Loop Casharkii 12aad Af Somali

preview_player
Показать описание
Casharkaan waxuu ku sharxi doonaa, sida eey isugu xirmaan serketka (Circuits), sida Nod (Node), Laan (Branch), Wareeg (Loop), Wareega Xorta ah, iyo waxa looyaqaano Mesh.

Waxaan kalo sharxi doona, Network Topology. Waxaan idin siin doonaa tusaaloyin tayo leh.

In this video basic circuit terminologies like Node, Branch, Loop/Independent Loop, and Mesh are explained with examples. It will also include Network Topology discussions with formula how to calculate Branches.

#Node #Loop #Mesh #Korontada #Electricity #Physics #AfSomali #Fisikis
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Macalin wax badan ayaa ka faa, iday cashirdaada, Mahadsanid in badan

abdi-azisabdirahman
Автор

Asc engineer c/wahab markle waxan kaa codsanayaa inaad ishegdo qalabka drone mesha Lagu gado dhaman qalabka daronka waxan raba inaan sa meyo quadcopter waxan ka le kaa codsanaya inaad lambark kaso qorta casharka dhexdis
Waxan joga magalada baydhoba
si an kula so handlo call ahan
Qiimaha oo dhan meqa waaye
magalada baydhabo lagu ma gado qalabka daronka
100%70 waan fahamay casharadaada
52 cashar ayaa so dejisaday
Masha alaah injiner cabdiwahab
Alah ha ku xafido khayr alaah kusiiyo gar ahaan xafada holwadaag.

yusufcalimuqtaar
Автор

Mahadsanid macalin.
Mcln codsi ayaan wataa hadfii aad awoodid haddii aad awoodid, waxaad noo soo diyaarisaa casharo Ku saabsan transfomer, transistor, iyo dhamaan qalabka electronicska haddi aad awoodid macalin waanan kula socda macalin. Mahadsanid

ayuubismail
Автор

Thnk u sir for u suggestion👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻 help us ur gmail🤗

amirodegoh